2: 962 Jeer.
(DAAWO SAWIRADDA). Waligaa ma aragtay Haweeney saaxiib la’ah Shabeel oo aan ku dabeycad ahayn Xeywaanada kale Daawo si aad wax badan uga Ogaato xiriirka kala dhexeeya.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Haweeneydaani waxa ay u dhalatay Dalka Faransiiska waxa ayna Saaxiib joogta ah la tahay Shabeelka meesha idinkaga muuqda waxa ayna la laafyoota Xiliyada ay magaallada aadeyso.
Haweeneydaani waxa ay yaraanta kusoo korsatay Xeywaankaasi, waxa uuna la qabsaday nolosha dadka dalkaasi isla markaana aan waxyeeleyn dadka.
DAAWO SAWIRADDA:-
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨