1: Monday, April 29, 2013 - 07:58:57
2: 562 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA). Nin Xaaskiisa 9.999 oo ubax oo isugu jira casaan iyo cadaan Taaj uga dhigay taash.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Mid ka mid dadka ugu caansan dalka shiinaha oo shaqadiisu tahay hal abuurka ama sawir bixinta sameyska dharka ayaa la sheegay in uu caalamka ka yaabsaday kadib markii uu gabartii uu jeclaa usoo saaray taashka arooska oo aan nuuciisa horey loo arag loona maqal.

Ninkaan oo jaceylkiisa cabiraya ayaa gabadha uu jecel yahay waxa uu guursaday maalinta loo yaqaan Jaceylka Aduunka, isagoo sidoo kale taash uga dhigay 9.999 oo ubax ah kuwaasoo isugu jira casaan iyo cadaan.

Sababta ayuuna ninkani ku sheegay in uu aad u jecel yahay xaaskiisa mustaqbalka waxa badana uu ku mashquulsanaa sidii uu uga maqsuudin lahaa habeen arooskeeda.

DAAWO SAWIRADDA:-

12

3

45

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed