1: Monday, June 3, 2013 - 18:44:39
2: 907 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA):- Masar oo ay kusoo badaneyso Haweenka Raggooda Gowraca.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Haweeneydaani u dhalatay Dalka Masar, ayaa waxa ay cad-cad u jar jartay Ninkeeda kadibna waxa ay Hilibkiisa ka buuxisay Barmiil.

Sidoo kale, Haweeneyda ayaa waxa ay qaliin kula dhaqaaqday dad ku reer ahaa Ninkeeda oo ay wax ka tabaneysay, iyadoona gowraca kadib Hilibka ku wada aruurisay Barmiilkaasi.

Muddo kadib ayaa waxaa Arrintaasim kusoo baraarugay Boliska iyo dariska Cidaasi, waxaana muuqanaayay Colaado muddooyin u dhexeeyay Haweeneysa iyo Ninkeeda oo ay dariska si toos ula socdeen buuqa iyo haddalada ay isku adeegsanaayeen reerka.

Haddaba Haweeneyda ayaa waxaa xilli dambe la ogaaday dhacdada ay sameeysan waxa ayna iminka u xiran tahay reerka ninkeeda.

 DAAWO SAWIRADDA:-

942237_508322992554458_409992629_n

aae0d93e1a38f7904145c424cb459808

942036_508858439181652_193312284_n

1

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed