1: Sunday, May 26, 2013 - 08:31:34
2: 1,065 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA). Madaxweyne Obama Oo Diyaarada Uga Soo Booday Raali-galinta Askari Uu Ku Khaldamay Markii Labaad.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa mar labaad khalad, dhinaca baratakoolka ah ka galay, askari ka tirsan ciidamada bada ee dalka Maraykanka, kaas oo wakhti uu madaxweynuhu ku safrayay diyaaradiisa qumaatiga u kacda uu la dhaafay inuu ka dareen celiyo salaantii uu siiyay askarigaasi, hasa yeeshee isaga oo aan wali fadhiisan uu deg deg uga soo degay salaanka diyaarada, ka dibna raali galin siiyay askarigaaas.

Askarigan ayaa warbaahintu hore u sawirtay todobaadkii hore mar uu madaxweyne Obama u hayay dalad uu roobka ugu dhigay, oo Obama si aan anshaxa waafaqsanayn uu ula dhaqmay ama iska dhego maray inuu xaqdhowro dareenka askariga, wakhtigaas oo shir saxaafadeed ay wada jir u qabanayeen, Raysal Wasaaraha Turkiga Rejab Dayib Ordogan.

DAAWO SAWIRADDA:-

u_100498d_2013-5-26-5-9-54f_article-2325893-19D29FCE000005DC-916_634x422

u_100498d_2013-5-26-5-10-54f_article-2330575-19D1F3B7000005DC-262_634x458

u_100498d_2013-5-26-5-12-10f_article-2330575-19FA6E82000005DC-959_634x394

u_100498d_2013-5-26-5-13-1f_article-2330575-19FA7A26000005DC-38_634x442

u_100498d_2013-5-26-5-13-46f_article-2330575-19FA6BCA000005DC-668_634x471

u_100498d_2013-5-26-5-16-35f_article-2330575-19FA8038000005DC-77_634x574

W/Q. Faysal Maxamed Xasan

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed