1: Monday, May 27, 2013 - 13:01:45
2: 343 Jeer.

(DAAWO SAWIRADDA). Iskuulada Masar oo loo qeybiyay kaambuyuutar gacmeed ay Daraasada ku dhigtaan.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Wasaarada Waxbarashada dalka Masar ayaa markii ugu horaysay taariikhda dalkaas, ardayda dugsiyada kala duwan ee waddankaas wax ku bartay u qaybisay, tablet ama kaambuyuutar gacmeed waddankaas lagu sameeyay, talaabadaas oo lagu tilmaamay mid kor loogu qaadayo heerka aqoonta ardayda dalkaas.

Tablet-kan cusub ee ardayda loo qaybshay ayaa ah mid waddankaas lagu sameeyay oo loogu magac daray, INAR, kaas oo gabi ahaanba farsamadiisa ay iska leeyihiin injineero Masaari ah, waxaana sagaalkii milyan ee ugu horeeyay loo bilaabay in loo qaybiyo tablet-kaas, oo wasaarada Waxbarashadu

DAAWO SAWIRADDA:-

2

5

7

3

1

4

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed