2: 709 Jeer.
DAAWO SAWIRADDA. Indha Qarshe oo ka qeybgalay Munaasabad ay Dowlada Turkiga kusoo Bandhigeysay Diyaarad Dagaal oo Nooc cusub ah.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Dowlada Turkiga ayaa soo bandhigtay Diyaarad Dagaal oo Nooceda aan horay loo arkin, waxaana Munaasabada lagu soo bandhigaayay kasoo qeybgalay Madaxda Dalka Turkiga iyo Xisbiyada Mucaaradka.
Sidoo kale, Munaasabada ayaa waxaa ka qeybqaatay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka soomaaliyeed ‘’Indha qarshe’’ oo isaguna maalmahaani Booqasho ku joogay Dalka Turkiga, gaar ahaan Magaaladda Ankara.
(40)
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨