Waxaa la aqristay: 1,264 Jeer.
DAAWO SAWIRADDA. Haweeney u dhalatay Dalka Indonesia oo hurdada kaga soo toostay iyada oo Gar iyo calaamadaha ragga leh
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Gabar u dhalatay Dalka Indonesia oo lagu Magacaabo Agustine Dorman oo 38-sano jir ah ayaa mudo sanado ah waxa ay dhib ku qabtay gar weyn oo sida raga oo kale oo kasoo baxay.
Gabadhan ayaa gar isku aragtay markii ay dhashay Cunugeedii ugu horeeyay iyadoona Xiligaasi kadib go’aansatay in garkeeda ay qariso oo ay xirato xijaab si aysan dadku u arag uguna caayin.
Agustine Dorman ayaa marar badan iska jartay garka kasoo baxay hasa ahaatee kuma guuleesan in sideedii kusoo laabato , waxaana ka dhashay xiiritaanka garkeeda in uu kusii bato oo banaanka iskeeno.
Gabadhan ayaa hada go’aansatay in ay banaanka usoo saarto garkeeda iyadoona wax cabsi ah ka qabin in dadka ku dhaqan Deegaanka ay ku nooshahay ay caaayaan ama ku camirtaan , waxa ayna xustay in dhibka kaliya ay dareemayso ay tahay in ilmaheeda lagu caayo in hooyadood ay gar leedahay.
Agustine Dorman ayaa sidoo kale ah gabar sida raga oo kale Murqo leh waxaa sidoo kale ay leedahay tinta raga xabadka uga soo baxo waxa ayna tilmaantay in aysan hada kadib xiireyn garka iyo timaha kale ee kasoo baxay ay ku sheegtay kuwa aad u xanuun badan marka ay xiireeso.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨