Waxaa la daabacay: Monday, June 2, 2014 - 15:54:52
Waxaa la aqristay: 1,560 Jeer.

DAAWO SAWIRADDA. Haweeney Eeygeeda Lugaha uga jartay faraxumeyn awgiis

Waxaa Qoray:

Halkaan ka daawo Sawiro ka turjumaayo Eey laga jaray labada lug ee hore, kadib markii ay Haweeneydii laheyd sheegtay in Eeygeeda uu aad u anshax-xunyahay islamarkaana ay ciqaab uga dhigtay in laga jaro labada lug ee hore.

Waxa ay sidoo kale Haweeneydaasi sheegtay in Eeygeeda uu aad u hilib badan yahay haddii banaanka loo saarana uu noqon karo mid ay isha ku dhacdo.

DAAWO SAWIRADA

article-2187622-1486B3A4000005DC-207_634x559 article-2187622-1486B5D2000005DC-641_634x588 article-2187622-1486B639000005DC-517_634x527

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨