1: Wednesday, June 4, 2014 - 18:48:23
2: 456 Jeer.

DAAWO SAWIRADDA. Haddii aad cunto Beegarkaani Ogoow lacag lagama rabo

Waxaa Qoray:

Baar ku yaalla magaalada Brighton ee dalka Ingiriiska ayaa waxa uu bilaabay in uu ku deeqo qof kasta oo macaamiishiisa ah Beeger aad u weyn oo uu ku cunayo isla fadhiga hadii uusan waxba ka reebeyn.

Sida sawirada ka muuqata Beegerka oo hilib iyo Farmaajo badan waa mid aad u weyn kaas oo cid kastaahi aysan dhameyn Karin.

Yabooha kasoo yeeray Maamulka Baarkaasi ayaa waxaa soo dhaweeyay qolyaha abateytku u furanyahay ee wax badan cuni kara.

article-2646333-1E67CC7C00000578-220_634x464article-2646333-1E67CC8400000578-428_634x393article-2646333-1E67CC9500000578-172_634x392article-2646333-1E67CCD300000578-442_634x407

 

 
 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨