1: Tuesday, July 2, 2013 - 18:41:51
2: 448 Jeer.

DAAWO SAWIRADDA. Eey la toogtay kadib markii uu weerar ku qaaday Xilli ay Boolisku wadeen Hawlgalo.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Muuqaal la daabacay shalay ama lasoo geliyey Barta daawashada muuqaalada ee You Tube-ka waxaa la arkayey ciidamo katirsan Booliska Calafornia Mareykanka oo tooganayey Eey iyaga weerar kuqaaday.

Muuqaalka la helay waxa duubay kaamirooyinka ku xiran waddooyinka waxaana sida muuqatay la arki karay is maan dhaaf markii hore dhex maray ciidamada iyo Ninka watay Eeyga laakiin waxa uu uhogaansamay ninka in la xiro waxaase soo baxay Eeygii oo ninka ku xiray gaarigiisa ka hor inta aan jeebada lagu xerin.

DAAAWO SAWIRADDA:-

1

23

4

5

6

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed