Waxaa la daabacay: Wednesday, May 28, 2014 - 16:15:59
Waxaa la aqristay: 851 Jeer.

DAAWO SAWIRADA. Waligaa ma aragtay mise maqashay in Caalamka uu ku noolyahay Dameer Farshaxaniiste ah

Waxaa Qoray:

Magaalada Bristol ee cariga Britain ayaa la sheegay in ay ku nooshahay haweeney rabeysatay dameer, haweeneydaan ayaa la sheegay in ay tahay dadka ku fiican farshaxanka ama wax sawirka, balse arinta aduunyada ka yaabisya ayaa ah kadib markii haweeneydaani ay sheegtay in farshaxanku uusan iyada oo qura ku koobneyn, balse sidoo kale ay dameerkeeda bartay isla markaana uu haatan noqday dameerkani farshaxamiiste aad u weyn oo sawiro qurux badan sawira, isla markaana sawirada uu dameerkani sawiro ayey haweeneydani sheegtay in lagu soo bandhigo xarunta fanka iyo farshaxanka lagu keydiyo.

?????? ??????: ???? ????? ?????? ????? ????? ?????? ??????? ????

?????? ??????: ???? ????? ?????? ????? ????? ?????? ??????? ????

?????? ??????: ???? ????? ?????? ????? ????? ?????? ??????? ????

?????? ??????: ???? ????? ?????? ????? ????? ?????? ??????? ????

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨