1: Saturday, August 10, 2013 - 20:49:40
2: 1,435 Jeer.

(DAAWO SAWIRADA). Kaamiradaha Caalamka oo mar qura qabtay Madaxweynaha Russia oo kaligiisa lugeynaayo Wadooyinka ay maraan Shacabka.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

hhgh

Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ilaaladiisa ku gacan sayray ka dibna lug isagoo kaligii ah ku dhex qaaday magaalada Petersburg ee Caasimadda u ah dalkaas.

Talaabadan Madaxweyne Putin qaaday ayaa ku soo beegantay xili laga dareeray aaska tababarihiisi ciyaarta legdinta oo lagu dilay dalkaas.

War-fidiyeenada ayaa la arkayay iyaga oo daba cararaya Putin, halka ilaaladisuna dusha kala socdeen, maxaa yeelay Si adag ayuu u diiday, oo waxa uu ka codsaday in aanay u soo dhawaan.

rtrtr

Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay inuu matalaayo Shacbiga isla markaana Ogaanayo qaabka ay Shacbigiisu si ay amaan ku jirto u lugeynayaan Wadooyinka Dalka.

Talaabada uu ku dhiiraday Putin, ayaa waxa ay muujineysaa Geesinimada Madaxweynaha, waana Madaxweynihii ugu horeeyay ee Dalkaasi soo mara oo ku dhiirada Geesinimadaasi.

 W/Q. Faysal Maxamed Xasan

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed