2: 640 Jeer.
DAAWO SAWIRADA. Haweeney dheesha Ciyaaraha fudud oo ka yaabsatay Shacab badan
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Amanda Bisk oo ah gabar kasoo jeeda magaalada Sydney ee dalka Australia horayna usoo noqotay ciyaaryahan ku caan baxay ciyaaraha fudud ayaa waxa ay soo jiidatay 100,000 oo qof oo taageerayaasheeda ah kadib markii ay soo bandhigtay fudeedkeeda ay qabto.
Waxa ay haweeneydaani ciyaareysay ciyaar lagu magacaabo yoga oo ah mid kamid ah nuucyada ugu dhibka badan dunida, hasa yeeshee hadana waxa ay sheegtay in howl badani u taallo si ay wali jirkeeda usii dhisto.
Jirka bini aadamka ayaa waxa uu u baahanyahay in loo tababaro jiljileeca inkasta oo ay dadka badankood arintaasi ay la tahay wax rabaani ah oo dadka qaar heybad ahaan loo siiyay.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨