Waxaa la aqristay: 1,231 Jeer.
DAAWO SAWIRADA. Fanaanada Codka macaan ee Rihaana oo soo bandhigtay Muuqaal aan caadi aheyn oo aan looga baran
Waxaa Qoray: Qadro Xusein

Fanaanada Codka macaa ee Ms Rihaana oo keentay moddel cusub oo aan Horay loo arag Rihaana ayaa ku jirto Fanaaniinta ugu caansan dunida ayaa keentay modelkii ugu dan beyay sanadka lagu guda jiro noqtay Fanaanada ugu Top ka qurxan marka laga reebo fanaaniinta qaar.
Rihaana waa fanaanada ugu labiska qurxan dunida misane ah mida ugu caansan calamka garanaayo qof waliba oo dunidan joogo Halkaan hoose ka daawo Fanaanada Rihaana sawirada ay keentay..
DAAWO SAWIRADDA
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨