Waxaa la aqristay: 271 Jeer.
Cristiano Ronaldo oo tababar buuxa la sameeyay Real Madrid una diyaar caawa Finalka+sawiro
Waxaa Qoray: Mohamed Jowhar

Koley Finalka Champions league waxaa ka harsan ayaa wax iska yar maalmo,bilo maanta waxaa uu marayaa heer gaba gabo.
kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa isugu soo haray Finalka Champions league.
Hadii Real Madrid ay qaado koobkan waxaa ay noqon doontaa markeedii 10 aad halka Atletico ay u ahaan doonto markii koowaad.
Eeg sawirada diyaar garowga Real Madrid kulanka caawa.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨