2: 414 Jeer.
Cristiano Ronaldo : Man United wadnaha ayey iiga taalaa
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Super Star –ka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa isagoo booqasho wali ku jooga Asia waxaa uu sheegay in ay wadanaha ugu taalo kooxdisii hore ee Manchester United .
Ronaldo ayaa sheegay in uu uxiisay kubbada cagta England ,laakiin uu hada ku qanacsan yahay nolasha Spain .
“Waa maalmihi ugu fiicnaa xirfadeyda waqtigii aan joiogay Man United”
“Qof walba waa dareemi karaa in aan uxiisay kubbada cagta England , United wadnaha ayey iiga tala ,sidoo kale iyaguna wali waa ijecel yihin .
“Ma aqaano waxa dhici doona mustaqbalka dhow,laakiin hada waxaan kuu faraxaanahay nolasha magaalada Madrid iyo horyaalka Spain.
Hadalkaan ayaa imaanaya xili United ay xooga saareyso saxiixa Ronaldo.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨