Xidigaha Bayer Munich oo si weyn loogu soo dhoweeyay Germany + SAWIRO
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Kooxda boqorada yurub ee xagaagan ee Bayer Munich ayaa gaartay wadanka Germany,waxaana ay la kumeen soo dhoweyn balaran kadib markii ay ku soo guuleysteen Champions Leeague.
Taageerayal ku manaan ah ayaa safnaa hareeraha wadooyinka kuwaas oo farxad ku soo dhoweynayay kooxda hanatay Champions League.
Koobka ayaa lagu qaadi doonaa gaari dusha ka furan ,waxaana lagu soo wareejin doonaa magaalada Munich.




Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by