Wajiyada Messi iyo Ronaldo sida ay ukeen doona marka ay duqoobaan
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Waxaa jirto Aalad lagu ogaan karo Wajiga qaar ka mid ah Xiddigaha Caalamka marka ay Duqoobaan ama ka fariistaan Ciyaaraha Caalamiga ah qaabka ay u ekaan doonaan .
Jariirada “A Bola” oo sheekadan qortay ayaa horay waxaa ay u soo bandhigtay Wajiyada Wayne Mark Rooney iyo Mesut Mustafa Özil oo Timahooda ay qarisay Ciro.
Waxaa is weeydiin mudan 20 Sano ka dib sidee beey u ekaan doonaan Wajiyada Qabqablayaasha maanta hogaamiya Ciyaaraha Kubada cagta waa Leo Messi iyo Cristiano Ronaldo.
Xiddigahaan ayaa iminka Maslaxa Ciyaaraha Kubada cagta ku leh Taageero xoogan waana Ciyaartooy wali Dhalinyaro ah. Laakin sida aad kor ka,aragtaan ayaa loo arkaa in ay ukeen doonaan marka ay duqoobaan.
Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by