Torres oo taagerayal ay ku soo xoomeen bartamaha Brazil
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Shaki kuma jiro in Fernando Torres uu yahay midka ugu shacbiyada xulkaeena Spain ee gaaray Rio De Jinero sidaa waxaa tiri jariirada Spanishka ah ee Marca.
Weeraryahanka Chelsea Fernando Torres ayaa banaanka uga baxay hotel-kii uu daganaa ,laakiin la yaab ayey noqotay markii ay daraasiin dad ah ku soo xoomeen kaas oo taagnaa halka la yiraahdo Golden Tulip Recife.
Wiilka Spanishka ah ayaa waayay wado uu ku soo laabto iyadoo wariyashuna ay kaamirada wajiga ka saareen ,laakiin ilaalada hotel-ka ayaa kala eryay taagerayasha kadibna dib ugu soo celiyay hotel-ka,sida ay qortay MARCA.
Kani waa wiillka ugu shacbiyada badan xulka La Roja
Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by