122 views

Taageere ka tirsan Arsenal oo sadex sano la ganaxay

Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"


Qof taageero u ah kooxda Arsenal ee ka dhisan waqooyiga London ayaa waxa lagu xakumay mudo sadex sano ah in uusan cag soo dhigi Karin garoomada wadanka Ingriiska .

Taageerahan oo 23 jir ah oo lagu magacabo Thomas Flint ayaa lagu eedeyay in uu moos ku tuuray laacibka garabka ee kooxda Tottenham Gareth Bale ciyaar dhacday 3-dii March ee sanadkaan taas oo udhaxeysay Arsenal iyo Tottenham.

Taageerahan ayaa baaris dheer kadib la ogaaday in uu isagu tuuray mooska waxaana sidoo kale lagu ganaxay in uu dhiibo lacag dhan £250 bound.

Qoyska Thomas Flint ayaa usheegay London Evening Standard in uu xukunku udhacay si cadaalada daro ah uusana wiilkoodu tuurin moos-ka .

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

¨