Qaab ciyaareedka Neymar yaa horey ulahaa oo reer Brazil ah?
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Xidigii hore ee Brazil, Denilson ayaa usheegay Radio ‘Onda Cero’ in Neymar uu yahay mid copy ku sameeyay qaab ciyaareedka qaa ka mid ah xidigaha Brazil.
“Waxaa uu cusbooneysiiyay qab ciyaareedka qaar ka mid ah xidigaha Brazil ayuu usheegay ‘Onda Cero’
“Hadaa si fiican udaawado waxaa uu leeyahay labo xirfadood oo la isku daray taas oo ah Aniga xirfadeydii iyo xirfada Robinho.
“Ma jiro qof kale oo reer Brzil ah oo Neymar uu lee yahay qab ciyaareedkiisa.
“Waxaa uu ku biiray Baracrlona, waa ay adag tahay in uu durba noqdo sida Messi laakiin ugu dambeyn wuu soo muuqan doonaa.
Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by