849 views

Premier League iyo 10 ciyaariyahan oo waqtigooda uhuray hal-koox + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray:

Kadib markii daafaca kooxda Liverpool Jamie Carragher uu shalay ku dhaawaqay in uu kubbada cagta ka fariisan doono dhamadka xagaagan ayaa jariirada The Sun waxaa ay soo bandhigtay 10-ka xidig ee Premier League ee waqtigooda uhibeeyay hal-koox .

Micnuhu waa 10 xidig aan waligood koox kale uciyaarin waana kuwa Premier League oo kaliya .

10. Darren Fletcher

Manchester United, 2002-ilaa hada

9. Gary Kelly

Leeds United, 1991-2007

8. Ledley King

Tottenham, 1998-2012

7. Jamie Carragher

Liverpool, 1996-ilaa hada

6. Gary Neville

Manchester United, 1992-2011

5. Tony Adams

Arsenal, 1983-2002

4. Paul Scholes

Manchester United, 1994-ilaa hada

3. Steven Gerrard

Liverpool, 1998-ilaa hada

2. Matt Le Tissier

Southampton, 1986-2002

1. Ryan Giggs

Manchester United, 1990-ilaa hada 

 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

¨