Neymar waxaa uu jecel yahay in uu garsoorka qaldo
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Kabtanka xulka Uruguay Diego Lugano ayaa uga digay ciyaartooydiisa qiyaanada iyo is tuur tuurka beenta ah ee weeraryanka Brazil , Neymar.
Diego Lugano ayaa sheegay in Neymar uu maalin walba qiyaamo garsoorka ,uuna isku dhex tuuro garoonka .
“Wuu tababar yar yahay dhulka ayuu ku dhacaa waxaana uu iska dhigaa in la dilay oo kale ayuu yiri Diego Lugano ciyaarta caawa ka hor.
“Maalin walba waxaa uu qaldaa garsoorka ciyaarta waana caadadisa laakin inagu midaas waan ka foojignaan doonaa.
Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by