HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


357 views

Mudada Rasmiga ee la magacaabayo Xiddigaha Xulka England oo la shaaciyay

Waxaa Qoray:

west-brom-liverpool-roy-hodgson

Xiriirka kubada cagta England ayaa si rasmi u shaaciyay in tababaraha Xulka England Roy Hodgson uu magacaabi doono xiddigaha u raacaya sanadka 2014 koobka Adduunka ee Brazil ka dhacaya.

66 jirka Xulka England maamula ayuu xiriirka carabaabay in May 12-keeda ay tahay markii la ogaan lahaa xiddigaha Brazil aadaya ee England matalaya.

Hodgson ayaa sheegay tallaadadii inuu sii ogyahay 23 ka ciyaaryahan uu u kaxeysan doono Brazil.

England ayaa isu diyaarineysa koobka Adduunka,waxaana kulankeeda ugu horeeya ay wajaheysaa 14-ka bisha June Xulka Italy ciyaar ka dhici doonta Manaus.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

¨