925 views

Manchester United oo shan ciyaariyahan xaraasheysa –Waa shantee?

Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"


Kooxda Manchester United ayaa diyaarineysa in ay iska xaraashto ilaa 5 ciyaariyahan inta aaney bilaaban kulamadeeda fasaxa.

Tababare Moyes ayaa shaqada bilaabi doona 1-da July laakiin waxaa lagu soo dhoweyn doonaa in kooxda laga nadiifiyo xidigaha aan muhiimka aheyn.

Shan ciyaariyahan ayaan qeyb ka noqon doonin ciyaaraha fasaxa ee Man United sidaa waxaa sheegtay jariirada Manchester Evening News.

Shanta xidig ee la xaraashi doono ayaa kala ah.

Anderson

Bebe
Fabio da Silva
Federico Macheda
Nani

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

¨