401 views

Man United oo dib ugu laabatay midabkii, Cantona ,xili ay soo bandhigeen funaanadooda cusub + Sawiro

Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"


Kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay funaanadeda cusub ee ay ku ciyaari doonto xagagan cusub ee 2013/14.

Funanada cusub ee United dadka xayeysiinaya waxaa ku jira wereraryahanka gadoodka ah ee kooxda Red Devils ,Wayne Rooney taas oo xooga hoos udhigeysa cabsida laga qabo in uu ka tago kooxda .

United ayaa dib ugu laabatay xagaagan midabkii ay xiran jireen waqtigii kooxda Eric Cantona uu kabtanka ahaa ee 1992-kii .

Waxaa ay funaanadaasi kaga duwan tahay midi xagagan ay ku ciyeereysay kuleeti iyo guluus gadal uga dhagan waase kulamada ay gurigooda ku ciyaarayan oo qura,

Funaanadahan waxaa sameysay shirkada Nike.

Getting shirty: Despite his uncertain future, Wayne Rooney features in Manchester United's launch for their new home kitMoving forward: Rooney faces showdown talks at Old Trafford over his future

Keeping up appearances: England midfielder Tom Cleverley models United's new kit

King of the collar: United' new shirt sees the return of the upturn design made famous by Eric Cantona at old Trafford in the Nineties

Keeping up appearances: England midfielder Tom Celeverley models United's new kitClub and country: The new United shirt has a similar feel to the new England away strip, also made by Nike

Badge of honour: How the crest will look on the new home kit

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

¨