443 views

Ma jirto cadaawada Suuqa –Ronaldo oo BALE ku yiri ku soo dhowaw Madrid + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"


Gareth Bale ayaa dib ugu laabtay magaalada Madrid kadib markii uu gutay waajibka xulkiisa ,waxaana uu xaadiray tababarka Madrid maalintiisii koowaad.

Bale ayaa soo dhoweyn balaaran ka helay ninka uu kala wareegay rikoorka xidiga ugu qaalisan aduunka Cristiano Ronaldo.

Laga yaabee in uu Bale aaminsanaa in Ronaldo uusan ku farxin imaatinkiisa laakiin 28 jirka Portugal ayaa umuujiyay in uusan wax dhib ah ku heynin sidaa waxaa sheegtay Daily Mail.

Ronaldo ayaa isagoo dhoola cadeynaya si fiican ugu sheekeynayay Gareth Bale taas oo aheyd dhacdo ay ku farxeen taageerayasha kooxda Real Madrid .

Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa sheegay in labada nin ay diyaar uyihiin in ay ubabac dhigaan Neymar iyo Lionel Messi.

Bale ayaa gaaray Madrid shalay aroortii ,waxaana uu dagay hotel ku yaala bartamaha magaalada waxaana halkaas ku sugnaa tababare Carlo Ancelotti.

Xaalada caafimaad ee Bale ayaa shaki laga qabaa waxaa ay wariyashu sheegayaan in uu keydka ku soo bilaaban doono kulanka Villarreal.

Can't stop smiling: Gareth Bale looked delighted as he trained with Real Madrid for the first time at their Valdebebas training ground on Wednesday afternoon. The £86m world record signing is set to make his debut against Villarreal on Saturday

Helping hand: Coach Carlo Ancelotti talks Bale through his tactics during a training session as the real players reconvened after international duty

Friends reunited: Bale talks to former Tottenham teammate Luka Modric as they walk out to the training pitch

Team talk: Bale (third left) stands behind Cristiano Ronaldo as he listens to Carlo Ancelotti

Galacticos United: Cristiano Ronaldo welcomes Gareth Bale to Real Madrid on Wednesday

Welcome aboard: Bale and Ronaldo share a smile as they arrive at Real Madrid's training ground

Greeting: Coach Carlo Ancelotti shows Bale around

Guided tour: Bale has a look around the training complex and gets to know the staff

Casual: Bale didn't seem to be feeling the weight of expectation following his world record transfer

Arrival: Gareth Bale lands in Madrid after being on international duty with Wales

Gareth Bale

Gareth Bale

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

¨