Lionel Messi iyo 36 ciyaariyahan oo kale oo ciyaari doona kulan gar gaar ah
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Xidiga aduunka iyo kooxda Barceloma Lionel Messi ayaa aqbalay in uu ciyaaro kulan taba rucaad ah oo wax loogu aruurinaayo caruuta kaas oo ka dhici doona magaalada Chicago ee cariga mareykanka .
Gudiga qaban qaabada ciyaartan ayaa sheegay in Messi uu kujiro 36 ciyaariyahan oo lagu casuumay in ay ciyaaraan kulankan gar gaarka ah xiliga ay fasaxa noqdaan horyaalada uuna aqbalay.
Xidigaha kalke ee ciyaari doona kulankaan waxaa ka mid ah: Jose Manuel Pinto, Cesc Fabregas, Alex Song, Emiliano Insua, Mario Yepes, Ricky Alvarez, Pablo Aimar, Martin Demichelis, Diego Lugano, Walter Gargano, Alvaro Gonzalez, Dani Osvaldo, David Trezeguet, Giovani dos Santos, Jonathan dos Santos, Thierry Henry and Marco Fabian.
Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by