640 views

Kadib xasuuqii Spain ee Tahiti- wax ka baro xasuuqyadii ugu waa weynaa ee kubbada cagta + Video

Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"


Waxaa laga yaabaa in aad asbuucii dhamaaday daawatay ama aad maqashay xasuuqii Spain ugeystay Tahiti kulan ka tirsanaa koobka qaaradaha .

Spain ayaa 10-0 uga badisay xulka soo koraya ee Tahiti .

Tani waxaa ay dib uxasuusisay majalada Sportsmail in ay soo bandhigto xasuuqyadii ugu waa weynaa ee ka dhacay kubbada cagta

Waxaana ka mid ah ciyaarahan

Hungary 10 El Salvador 1 (June 15, 1982)
Maldives 0 Iran 17 (June 2, 1997)
American Samoa 0 Australia 31 (April 11, 2001)
San Marino 0 Germany 13 (September 6, 2006)
Holland 11 San Marino 0 (September 2, 2011)

Halkaan ka daawo video

Hungary 10 El Salvador 1 (June 15, 1982)

 


Maldives 0 Iran 17 (June 2, 1997)

 


American Samoa 0 Australia 31 (April 11, 2001)

 

 

San Marino 0 Germany 13 (September 6, 2006)

 

Holland 11 San Marino 0 (September 2, 2011)


 

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

¨