774 views

John Terry oo isku badalay milkiile Roman Abramovich, SABAB? + DAAWO SAWIRADA

Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"


Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa bisha malabka ku qaadanaya wadanka Portugal.

Terry ayaa ku raaxeysanaya doomaha nuuca uu caanka ku ahaa millkiile Roman Abramovich sida ay sheegtay Daily Mail.

Terry iyo xaaskiisa Toni ayaa kireystay dooni lagu ijaarto £430,000 waana nuuca uu ku raaxeysto millkiile Roman Abramovich.

John Terry ayaa 150 kun asbuucii ka qaata kooxda Chelsea .

All aboard: But the size of John Terry's yacht doesn't compare to Roman Abramovich's luxurious design Roman Abramovich's sailing boat

Drop in the ocean: Terry is said to have borrowed the £430k yacht from a friend

Is that the way to Monaco? The Chelsea skipper has been linked with a move to the big-spending French club

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

BOGGA ARRIMAHA SIYAASADA RIIX HALKAN

BOGGA HORE EE CIYAARAHA

¨