Jaceylka Balotelli iyo Neguesha oo meel aan caadi aheyn maraya + Sawiro
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Xaalada jaceyl ee Mario Balotelli iyo gabadha model-ka ah ee Fanny Neguesha ayaa meel xasaasi ah mareysa iyadoo gabdhani jirkeeda ku soo bandhigtay jacelka ay uqabto Super Mario.
Fanny Neguesh ayaa bogeeda Twitter-ka soo galisay sawiro uu ku jiray sawir ay gacanta shaabad ahaan ugu sameystay waxaana ay shabadaas ku muujisay iney aad u jeceshahay Super Mario .
Waxaa sawirka kadib wareysi ay siisay Sportmail ku sheegtay in Mario uu noqday hadafka ay ku jiifato iyo midka ay ku soo toosto
“Waxa qwalba waa la arkaa anigana hada waxaan nolasheydii dhigay Milano iyo agagarka Bolatelli ayey tiri gabadhaan reer Belguim.
Weeraryahanka 22 jirka ah ee kooxda AC Milan ayaa waqti fiican ku qadanaya magaalada Milano.
Qaliinkii : DAVID KENT


Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by