Ciyaaryahan Jack Wilshire oo soo hadal qaaday Magaca Gabdhaha Soomaaliyeed
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"
Qaar kamid ah Saxaafada Ingiriiska ayaa maanta soo bandhigtay Muuqaal laga duubay xidiga qadka dhexe ee Arsenal Jack Wilshire.
Xidigan reer England ayaa soo hadal qaaday magaca Soomaaliya, Laakiin qofka uu ka hadlayay ma uusan ahayn Soomaali ee Waa Itoobiyaan”.
Waxaa uu sheegay in ciyaaryahanka da’da yar ee Zalalem uu yahay mid wanaagsan, hase ahaatee Jumlada hadalkiisa ayuu u adegsaday gabar Soomaali ah”.
Wiilka reer Itoobiya Zalalem ee dhashay sanadkii 1996 ayaa badal kusoo galay kulankii ay Kooxda Arsenal ka adkaatay Conventry.
Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya
Fikradood
Powered by