HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Koox ku ciyaaraysa magaca Somali Sweden (Swesom) oo ka qeybgalaysa horyaalka 5-aad oo guul ku bilaabatay SAWIRO+

IMG_6238

Kooxda Swesom oo mudo sannado ah ka ciyaarta horyaalka dalka Sweden ayaa kaso bilaawday heerka ugu hooseeya ee magaalada Borlänge iyadoo haatan maraysa horyaalka shanaad waxaana u harsan oo kaliya ineey tagto heerka koowaad afar kaalimood oo qura. Dadaalka intaasi la eg ayaa waxaa iska kaashaday dhalinyaro aad u da’yar iyadoo aysan jirin cid taageerta […]

GOS oo Magacaabay Xiriiriyaha Arrimaha Gobolada (ZONES)

Ibraahim ROOMBO

MUQDISHO – Guddoomiyaha Guddiga Olambikada Soomaaliyeed C/laahi Axmed Tarabi ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo Xiriiriyaha GOS arrimaha Gobolada (Zones), Ibraahim Xuseen Cali [ROOMBO] Guddoomiyihii hore Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga ahna Xubin ka tirsan Guddiga Fulinta GOS ayaana xilkan loo magacaabay. “Waxaa sharaf ii ah inaan u magacaabo Md. Ibraahim Xuseen Cali xilka […]

Shilkii ugu xumaa ee ciyaartooy muhiim galo Imisaa kudhimatay bal qiyaas? SAWIRO NAXDIN LEH!!!!

shil gaari

Laacibka u dhashay dalka Koonfur Afrika Rooi Mahamutsa ayaa galay shil aad u xun oo wal wal kugu abuuraya taasoo keentay in gaarigiisa horey ilaa gadaal ay ka dul baxday bir weyn oo jidka dhinaciisa ku tiilay. Mahamutsa ayaa waday gaariga wuxuuna ku socday xawaari aad u sareeya dhulkana wuxuu ahaa mid qoyan, ka dib […]

Deg deg: Mo Farah oo suuxay orod Maaratoon uu ka qeyb galay ka dib DAAWO SAWIRO

Mo farah

Orodyahanka reer Somalia Mo Farah ayaa istaaga ka dhacay markuu dhamaystay nus maaratoon uu kaga qeyb galay dalka Mareynkanka magaalada New York. Sida ay wararku sheegayaan Mo Farah ayaa dhamaystay orod Maratoon oo ka dhacay magaalada New York, waxaana la sheegayaa markuu kaalinta labaad ku dhamaystay inuu suuxay mudo 3 daqiiqo ahna uu hawada ka […]

United oo wadahadalo toos ah la furtay William Carvalho

William.jpg1

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wadahadalo rasmi ah la furtay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Sporting Lispon William Carvalho. Carvalho oo lambarka lixaad ugu ciyaara Lispon isla markaana ka mid ah qadka dhexe ee xulkiisa Portugal ayaa laftiisa doonaya inuu ku biiro kooxda United oo xiriir wanaagsan leeyihiin kooxdiisa. 21-jirkaan ayaa lasoo warinayaa in […]

Neymar oo ka farxiyey wiil yar oo Koonfur Afrika u dhashay DAAWO VIDEO IYO SAWIRO+

Neymar

Kulan xiiso badan oo dhex maray xulalka Brazil iyo Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacday dhacdo riyo u rumoowday wiil aad u da’yar oo garoonka kusoo dhex orday. Inkastoo uu wiilka yar yahay misana ahaa taaageero South Afrika u dhashay ayaa xalay soo galay garoonka gudaha lagu ciyaaro waxaana durbadiiba gacanta ku dhigay ilaalada garoonka […]

Ronaldo oo jabiyey rikoor una dhigay mid cusub xulkiisa Portugal SAWIRO+

Ronaldo1-540x359

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey goolkii fuirtaanka iyo xiritaanka tiro goolal oo ay garnka ugaliyeen xulka libaaxyada Afrika ee Cameroon kulan xalay ka dhacay dalka Portugal taasoo ka dhigan in Ronaldo uu jabiyey rikoor hore u dhigay Pauleta. Ronaldo wuxuu sameeyey rikoor cusub isagoo jabiyey mid hore u yiilay taasoo ah in Pauleta uu xulkiisa u dhaliyey 47-gool […]

NALA DAAWO 10-kii LAADKA XORTA AHAA UGU FIICNAA CAALAMKA

FILE: David Beckham To Retire From Football At End Of Season

Waxaan idiin soo gudbinaynaa tobankii laad ee xorta ahaa ee ugu fiicnaa caalamka Best free kicks waxaadna soo xusuusan doontaa intii joogtay waxyaabihii kaa yaabiyey halka dhalinta cusub ay arki karaan dhacdooyin ka horeeyey oo mucjisooyin ah. Aduunkan aynu ku noolnahay waxaa soo maray laacibiin aad looga tixgaliyo caalamka kuwaasoo ku caan baxay tuurida laadadka […]

Samir Nasri: Yaya Toure Afrikanimadiisa ayaa u diiday wax kasta

as_yaya_8-540x222

Samir Nasri ayaa dareemaya in xidiga ay isku kooxda yihiin ee Yaya Toure uu u qalmo qidignimo weyn oo heerkeedu sareeyo. Toure ayaa ahaa xidiga ugu fiican City kulankii ay City ciyaareysa Finalka Koobka Capital One Cup oo Axadii ka qaatay kooxda Sunderland. Nasri ayaa sheegay: “Waan ku daalay ka hadalka Yaya. Waa in aad […]

Soomaaliya: Kooxo iyo Ciyaartoy Soomaaliyeed oo Ganaax iyo Digniino Garka loo Galiyay

01-242

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta soo saaray wareegtooyin kala duwan oo xambaarsan ganaax la dul dhigay mid ka mida naadiyada heerka 1-aad ee ka qeyb galaya horyaalka Nation Link Telecom championship, halka mid ka mida macalimiinta naadiyada iyo ciyaaryahan kale iyagana digniino loo diray. Go’aamadan ayaa waxaa lagu qaatay shir ay maanta isugu […]

Soomaaliya: Kooxda Elman oo la wareegtay hogaaminta horyaalka Nationalink Championship

DSC_1396

Kooxda Kubada Cagta Elman ayaa hogaanka Horyaalka Nationalink Championship 2013 si kumeel gaar ah u qabatay kadib markii ay guul ciriiri ah ka gaareen kooxda Heegan. Sacad Saalax Xuseen iyo Maxamed Cabdinuur Shaarkey ayaa dhaliyay labada gool ee kooxda Elman siiyay guushaan. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay jawi dagan iyadoo ay kala cabsanayeen labada naadi waxaana […]

Faaqidaada kulanka xiisaha badan ee galabta ku dhex mari doona Konis Kooxaha Heegan iyo Elman

Heegan-v-Elman

Kooxaha Heegan iyo Elman oo ku kala jira kaalimaha saddexaad iyo afaraad ayaa galabta isaga hor’imaanaya garoonka Koonis kulan ka tirsan heerka koowaad ee Soomaaliya (SFF Nationlink Championship). Ogeysiiska ciyaarta:- Tartanka: SFF Nationlink Championship Taariikhda: 16 January 2014. Kulankii: 17-aad ee horyaalka Kooxaha: Heegan vs Elman Saacadda Geeska Afrika: 3:30 PM Garoonka: Stadium Banaadir (Koonis) Garsooraha: lama shaacin Xaqiiqooyinka ciyaarta:- Labada kooxood […]

Xidigii Jeenyo Faarax Odey oo Muqdisho soo gaaray Qalabna ku wareejiyey XSKK + Sawiro

10

Iyadoo xidigihii hore ee ciyaaraha dalka Soomaaliya caanka ka ahaa ay iminka qaarkood dalka dib ugu soo laabanayaan,ayaa waxaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka,ciyaaryahankii hore ee naadigii Jeenyo iyo Xulka kubadda koleyga Faarax Jaamac Nuur (Faarax Odey) oo ka badan 20-sano dalka dibadda uga maqnaa. Ciyaaryahan Faarax Odey ayaa waxaa uu durba […]

War Culus Ajaanib Farabadan oo Ku Soo Qul Quleysa Horyaalka Heerka 1aad ee Soomaaliya

7-Nationlink-Championship-2013-Gadiidka

Xifaaltan xoog leh ayaa ka dhex bilowday kooxaha Heerka Koowaad ee Soomaaliya Kadib Markii kooxda Banaadir Sports Club ay bilowgii xili ciyaareedkaan keensatay afar ciyaariyahan oo Ajnabi ah kuwaas oo u kala dhashay Kenya iyo Nigeria waxaana xidigahaas ay qeyb weyn ka geesteen Hormark kooxda iyagoo hogaanka u dhiibay madama ay kooxda leedahay 10-dhibcood. Banaadir […]

Soomaaliya: Jeenyo oo Dooneysa in ay Galabta Cagta Mariso Kooxda Dekedda Horyaalka Somaliya

Machday

Waxaa xiiso gooni ah sii yeelanaya horyaalka heerka koowaad ee dalkeenna Soomaaliya, maadaama ay kooxaha intooda badan dhibco isku dhow ay leeyihiin, iyadoo galabta kulan ka tirsan horyaalka uu garoonka Banaadir ku dhexmari doono kooxaha Dekedda iyo LL.PP. Jeenyo. Ogeysiiska ciyaarta:- Tartanka: Horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya Taariikhda: 13 January 2014. Kulankii: 15-aad Kooxaha: Dekedda vs Jeenyo Saacadda Geeska […]

¨