HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Cristiano Ronaldo oo markale Messi kaga guuleystay ninka ugu dhaqaalaha badan

ronaldo

Cristiano Ronaldo ayaa Ballon d’Or ku garaacay Messi maantana wuxuu ka qaaday ninka ugu mushaarka badan inta ku xamaalata lugahooda iyadoo lasoo wariyey in Ronaldo ka dhaqaalo badan yahay Messi. Cristiano Ronaldo ayaa markale ka guuleystay Lionel Messi ka dib markii baaritaano lagu sameeyey dhaqaalaha soo gala labadaan laacib ee caalamka ugu kubadda fiican. Ronaldo ayaa […]

Ronaldo oo jabiyey rikoor una dhigay mid cusub xulkiisa Portugal SAWIRO+

Ronaldo1-540x359

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey goolkii fuirtaanka iyo xiritaanka tiro goolal oo ay garnka ugaliyeen xulka libaaxyada Afrika ee Cameroon kulan xalay ka dhacay dalka Portugal taasoo ka dhigan in Ronaldo uu jabiyey rikoor hore u dhigay Pauleta. Ronaldo wuxuu sameeyey rikoor cusub isagoo jabiyey mid hore u yiilay taasoo ah in Pauleta uu xulkiisa u dhaliyey 47-gool […]

NALA DAAWO 10-kii LAADKA XORTA AHAA UGU FIICNAA CAALAMKA

FILE: David Beckham To Retire From Football At End Of Season

Waxaan idiin soo gudbinaynaa tobankii laad ee xorta ahaa ee ugu fiicnaa caalamka Best free kicks waxaadna soo xusuusan doontaa intii joogtay waxyaabihii kaa yaabiyey halka dhalinta cusub ay arki karaan dhacdooyin ka horeeyey oo mucjisooyin ah. Aduunkan aynu ku noolnahay waxaa soo maray laacibiin aad looga tixgaliyo caalamka kuwaasoo ku caan baxay tuurida laadadka […]

Halyay Caan Ah oo Ka Dhinta Xulka Qaranka Wadaka Denmark

_72958882_1283898

Tababarihii hore ee xulka Denmark Richard Moller Nielsen oo xulkaasi ku hogaamiyay guushii la yabaaka laheyd ee 1992 tartanka qaramada Yurub ayaa geeriyooday isagoo 76 jir ah. Moller Nielsen ayaa la xanuunsanayay tan iyo markii qaliin looga sameeyay maskaxda bishii July ee sanadkii las oo dhaafay. Ku guuleysigii xulka Denmark Koobka Qaramada Yurub ee sanadkii 1992 […]

Sawiro iyo Video kala duwan Xaflada Ciyaaryahanka ugu fiican Caalamka Ballon d’Or Cristiano Ronaldo

Zlatan.jpg3

Waxaan idiin soo gudbinaynaa Video iyo Sawiro ka turjumaya dhacdooyinkii sannadkii 2013-ka ciyaaryahanka ugu fiican Caalamka iyo waliba dhamaan hadiyadahii kale ee la bixiyey, waxaanu idiinkugu soo gudbin doonaa Video iyo Sawiro. Ugu horeyn waxaan soo qaadanaynaa: Cristiano Ronaldo wuxuu ku guuleystay laacibka ugu fiican caalamka wuxuuna la ilmeeyey guusha uu gaaray isagoo u mahadceliyey […]

Kulankii La Dagaalanka Faqriga Ee Luis Ronaldo vs Zidane Oo La Shaaciyay Xiliga La Ciyaari Doono

ronaldo

Safiirada u qaabilsan UNDP la dagaalanka faqriga Ronaldo iyo Zinédine Zidane ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen in kulankii sanadlaha oo ay labadan xidig wada cayaari jireen lagu balansan yahay in la hirgaliyo 4-bisha Maarso ee sanadka 2014 ee nafu soo fool leh. Kulankan oo inta badan ay xidigaha aduunka ugu caansan la kala […]

Taariikhda ciyaaryahan Pierre-Emerick Aubameyangs oo u sharaxan ciyaaryahanka Sannadka ee Afrika

Pian

Wuxuu horay uga tirsanaa kooxda dhalinayrada AC Milan, Pierre-Emerick Aubameyang’s waxaa shaqada u bilaabatay markii si joogto ah ugu biiray kooxda Saint-Etienne 2011. Bishii July, ayaa kooxdaas uu ka soo tagay markii uu ku biiray Borussia Dortmund, wuxuu si fiican u badalay Mario Gotze kadib markii markii uu Bayern Munich uu aaday cayaaryahankan. Howshiisii Les […]

Taariikhda John Mikel Obi oo u sharaxan ciyaaryahanka sannadka ee Afrika

obi

Toddobo sanno oo uu joogay kooxda Chelsea, cayaaryahan John Mikel Obi ayaa cayaaray 187 cayaar waxa uuna ku guuleystay koobab badan, oo ay ka mid yihiin Horyaalka Ingariiska, Horyaalka Qaarada Yurub iyo afar ka mid ah koobka FA-ga. Waxaa suura gal ahaan laheyd in uu noqdo cayaaryahan ka tirsan kooxda Manchester United, Iyadoo Old Trafford […]

Taariikhda Ciyaaryahanka reer Burkino Faso Jonathan Pitroipa oo usharaxan ciyaaryahanka sannadka ee Afrika

pia

Suurtagalnimada Jonathan Pitroipa in uu ku soo baxo abaalmarinta sanadka ee BBC-da waxa ay aheyd mid fog ka hor inta uusan bilaabanin Koobka Qaramada Qaarada Africa markaasoo Burkina Faso ay la Group noqotay Zambia iyo Nigeria. Kooxda waddanka Burkina Faso waxaa u suuragashay in ay ka guuleystaan kooxda qaranka Zambaia ee Chipolopolo oo difaacanyey koobka […]

Taariikhda Victor Moses oo u sharaxan ciyaaryahanka ugu fiican Afrika

Moses1

Da’diisu waa 22, Victor Moses waxa uu hadda la joogaa naadigii afraad. Waana joogitaan deyn ah oo Liverpool iyadoo laga keenay Chelsea – taasi oo go’aamin doonta inuu noqdo xiddig ama uu ku guul dareysto in heerka sare uu gaaro. Cayaartooygan Nigeria waxa uu leeyahay dhammaan wixii loo baahnaa; wax wuu gubi karaa, goolka ishiisa […]

Taariikhda Ciyaaryahan Yaya Toure oo usharaxan ciyaarayahanka ugu fiican Afrika

YayaToure_1509466a

Iyadoo aad loogu aqoonsan yahay cayaartoyda qadka dhexe kuwooda ugu wanaagsan ee jiilkiisa, ayaa Yaya toure uu yahay quwad wayn, waa general-ka garoonka, oo xushmad ka haystay cid walba. Wuxuu ku biiray kooxdiisa hadda sanadkii 2010, waxaa ilaa markaa uu ku guulaysatay tartanka Premier League – waa markii ugu horaysay ee muddo 44 sano ah […]

Tababare Farayare oo soo Magacaabay Ciyaartoy Somaliya ku mataleysa koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika

Farayare

Macalinka 1-aad ee xulka Qaranka Soomaaliya Macalin Maxamed Cabdulle Farayare ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska kama dambeysta ah ee xulka qaranka Soomaaliya oo ka qeyb geli doona tartanka qaramada bariga iyo bartamaha Afrika oo ka dhici doona dalka Kenya inta u dhexeysa 27-ka November ilaa iyo 12-ka December ee sanadkan. Qoraal rasmi ah oo […]

Gool-haye Neuer oo Ku Faraxsan in Lagu Daro Liiska Ciyaaroyda u tartamaya Ballon d’Or

Neuer

Xidiga Bayern Munich Manuel Neuer ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu noqdo gool-hayaha kaliya ee lagu soo daray Liiska Ciyaartoyda la soo magacaabay ee u tartamaya Abaalmarinta Ballon d’Or 2013. Neuer aa ah mid kamid ah lix ciyaartooy oo Bayern kuwaasi oo lagu soo daray liiska kooban ee 23ka ciyaartoy ee u […]

20 Xidig Ee Ugu Bandhiga Fiicnaa Yurub Xilli Ciyaareedkan, Laacibka aad taageerto Ma kujiraa?

Arsenal1

Horyaalada qaarada Yurub ayaa si xamaasadeysan u soconaya iyadoo ciyaartoyda ka dheesha uu mid waliba sameeyay bandhig u gaar ah xumaan iyo samaanba. Hadaba waxaan Fiirineynaa 20 ciyaartoy ee bandhigii ugu fiicnaa Sameeyay tan iyo sida uu xilli ciyaareedkan u bilawday. Ciyaartoyda intooda badan waxa ay ka imaanayaan 5ta horyaal ee ugu sareeya Qaarada Yurub […]

Yuu yahay Adnan Januzaj iyo Xulka England oo doonaya inaay u yeeraan!! SAWIRO+

Adnaan1

Xulka England ayaa rajaynaya inaay soo qaataan mucjisada cusub ee kooxda Manchester United Adnan Januzaj. Balse su’aasha taagan ayaa ah yuu yahay Adnan Januzaj? Maxayse FIFA ka qabtaa inuu ku biiro England? Adnan Januzaj waxaa uu ku dhashay dalka Belgium caasimada Brussels taariikhdu markay ahayd 5 Febraayo 1995-tii, waxaa iska dhalay aabbe Albanian ah iyo […]

¨