Gareth Bale oo noqonaya xiddigii siddeedaad British ah oo koox Ajaanib u ciyaara Finalka Champions league,Yaa kale
Gareth Bale ayaa noqon doona ciyaaryahankii Siddeedaad ee British ah oo taariiqda koox ajaaniib ah u ciyaara finalka Champions league. Bale oo Real Madrid ay kula soo wareegtay £86million ayaa kamid ah safka uu tababare Carlo Ancelotti ku tashanayo maalinta Sabtida isaga iyo Cristiano Ronaldo. Real Madrid ayaa Finalka Champions league wajaheysa kooxda ay […]
May 22 2014 | Posted in
Championka,
England,
Spain,Wararka | Read More »
Lionel Messi “Hadii aysan taageerayaasha Barcelona i rabin waan ka tagayaa kooxda
Lionel Messi ayaa ka hadlay wararka sheegaya in taageerayaasha Barcelona ay dalbanayaan in leyska iibiyo isaga sanadkanba. Qaab ciyaareedka Messi ayuu hoos u dhac ku yimid sanadkan xili Barcelona ay kala saxiixatay heshiis qaali ah laakiin kuma aysan qancin taageerayaasha Barcelona waxaana ay aaminsanyihiin inuusan mudneen. Lionel Messi oo dib ugu laabtay dalkiisa ayaa imaanshihiisii […]
May 22 2014 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Daawo Sawirada Neymar iyo Jaceelkiisa oo lagu soo dhaweeyay Brazil
Ciyaaryahanka reer Brazil ee Neymar ahna halyeyga dalkaas ee koobka Adduunka ayaa dib ugu noqday Brazil inkastoo isagoo u muuqan ciyaaryahan uu tagin halkaas hadana isagoo mucaashiq ayuu tagay. Neymar ayaa Brazil laga sugayay maadaama uu xili dhow furmayo koobka Adduunka balse ma Imaan kaligiis waxaa uu la yimis jaceelkiisa Bruna Marquezine oo ah […]
May 22 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Liverpool oo la soo saxiixaneysa Pedro iyo afar xiddig oo kale
Liverpool ayaa si toos u bilaaweysa isbuucan wadahadalada ay kula soo wareegayaan ciyaaryahanka Barcelona Pedro. Kooxda England ayaa siweyn ula dhacsan qaab ciyaareedka xiddiga Spain iyagoo u arka in duulaankooda Champions league iyo Premier league xagaaga dambe uu ka caawin karo. Reds ayaa ah dooneysay xiddiga Southampton Adam Lallana balse waxaa uu koobka Adduunka aadi […]
May 22 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
War Cusub:Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo mustaqbalka dhow hal koox u wada ciyaari doona
Kani waa wiil 9 jir ah taageere weyna u ah kooxda lagu magacaabo Aberdeen kaas oo ku fikiray in xiddigaha waa weyn ay hel meel isugu wada yimaadaan . In garoon ay isla galaan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waliba isku koox ah ma ahan wax sahal ah kuwaas oo ka kala tirsan Barcelona […]
May 22 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Magacyada 50-ka Xiddig ee ugu fiicnaa horyaalada ugu weyn Yurub sanadkii tagay oo la soo saaray
Majalada Dail Mail ayaa soo saartay 50-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa Sanadkii tagay shanta horyaalka ee ugu weyn Yurub ee La Liga,Serie A,Premier league,horyaalka Germany iyo kan Frence. 50-kan ciyaaryahan ayaa loo arkaa kuwa ugu fiicnaa horyaaladan balse Suares ayaa lambar kow ka soo galay sheekadan kaas oo 31 gool dhaliyay sanadkii tagay,waxaana uu kala […]
May 21 2014 | Posted in
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Xiddiga Spain ee Alvaro Arbeloa oo ugu dambeyn is dhiibay
Daafaca Real Madrid Alvaro Arbeloa ayaa xaqiijiyay inuu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga. Xiddiga 31 jirka Real Madrid ayaa iska waayay xulka hordhaca ee Xulka Spain ugu qeybgalaya koobka Adduunka waxaana uu dareemayaa iney tahay xiligii ku habooneyd inuu iska ilaawo booska ka helida dalkiisa hooyo. Ciyaaryahankii hore ee Liverpool Alvaro Arbeloa ayaa booskiisa waxaa […]
May 21 2014 | Posted in
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Barcelona oo heshiis la gaartay seyga Shakira ee Gerard Pique
Daafaca Barcelona Gerard Pique ayaa heshiis kordhin seddexsano la gaaray kooxda ku guuldareysatay in xagaagan ay koob uun qaado. Heshiiskan cusub ayaa ku Ilaalinaya xiddigan garooonka Can Nou ilaa sanadka 2019. Ciyaaryahanka Spain ayaa Barcelona ka caawiyay iney ku guuleysato Labo Champions league iyo shan kamid ah lix koob La Liga ah uu la […]
May 21 2014 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Barcelona oo usoo dhar badalatay xagaaga dambe si ay koobab u qaado+sawiro
Barcelona ayaa soo bandhigtay fanaanada ay xiran doonto xili ciyaareedka soo aadan ee 2014-15 marka ay ku ciyaareyso garoonkeeda. Kooxda Spain ayaa rajeyneysa iney naqshadan cusub kula guuleystaan horyaalka La Liga maadaama kii xili ciyaareedkan ay ka qaaday kooxda Atltetico Madrid. Xiddigaha Barcelona B,iyo Barcelona ee kala ah Sergi Samper, Edgar Ie and Jean […]
May 21 2014 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Xiddigaha Atletico Madrid oo qaba in Real Madrid ay ku guuleysaneyso Champions league
Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Mario Suarez ayaa aaminsan in Real Madrid ay tahay kooxda ku cad cad iney ku guuleysato sabtida Finalka Champions league. Rojiblancos ayaa ku guuleysatay toddobaadkii hore horyaalka La Liga kadib markii 1-1 ay isla dhaafi waayeen Barcelona halka Los Blancos ay ku dhameysatay kaalinta seddexaad. Suarez ayey […]
May 21 2014 | Posted in
Championka,
Spain,Wararka | Read More »
Dictor Kovacevic oo ku daadalaya in Diego Costa uu ciyaaro Finalka Champions league
Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa u duulay Belgrade si uu ula soo kulmo dhaqtar Kovacevic oo caanku ah in ciyaaryahanada dhaawacan uu sida faraska oo kale u daweeyo. Diego Costa ayaa ku dadaalaya inuu ciyaaro kulanka Finalka Champions league ee dhacaya Sabtida . Ciyaaryahanka Rojiblancos ayaa lagu wadaa inuusan ciyaarin Finalka Champions league […]
May 21 2014 | Posted in
Championka,
Spain,Wararka | Read More »
Xiddigaha BBC-da ee Real Madrid oo shaki la gelinayo Finalka
Afar maalmood iyadoo ay ka harsantahay Finalka Champions league ee kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid wax aan fiicneyn uu ka soo baxay xerada tababarka Real Madrid. Xiddigaha BBC- ee Cristiano Ronaldo, Gareth Bale iyo Karim Benzema ayaa seegay saakay tababarka kooxda ay ku sameysay caasimada Madrid ee ay ugu diyaar garooweyso Finalka. Ronaldo ayaa […]
May 20 2014 | Posted in
Championka,
Spain,Wararka | Read More »
Barcelona oo ogolaatay in Cesc Fabregas ay ka iibiso Manchester United
Barcelona ayaa la sheegay iney dooneyso Cesc Fabregas iney ka iibiso xagaagan kooxaha doonaya. Man United ayaa ah kooxda wali xiiseyneysa Cesc Fabregas kaas oo ay dooneysay iney la soo saxiixato inta uusan heshiis cusub u saxiixin Barcelona. Sida laga soo xiganayo Marca,Barcelona ayaa siisaneysa ciyaaryahanka qadka dhexe ee Spain £36milyan,waxanaa uu ka mid yahay […]
May 20 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Xumbo iyo xiisaba waa dhacaan: Taageerayaasha Barcelona oo codsaday in Lionel Messi la iibiyo
37% oo cad laga uruuriyay taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa waxaa ay ku dalbadeen in Lionel Messi kooxda lagu diro. Barcelona ayaa kala yareyn doonta ciyaaryahanada badan ee jooga garoonka Cam Nou,codeyn uu sameeyay wargayska Sport oo ah mid taageera Barcelona ayaa taageerayaasha lagu weydiinayay xiddigaha ay doonayaan in kooxda laga diro. Liiskan ay dadka codsadeen […]
May 20 2014 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
UEFA oo shaacisay Isku Aadka Champions league xagaaga dame iyo sida uu dhacayo
Xili lagu wado in Finalka Champions league la soo gaba gabeeyo toddobaadka soo socda oo ay ku tartamayaan kooxaha magaalada Madrid,Uefa ayaa ku dhawaaqday sida uu u dhacayo Isku Aadka Champions league ee sanadka dambe. Si rasmi ayaa loo shaaciyay dheriyaasha ay kooxaha kala gali doonaan,waxaana loo kala qaadayaa sida ay u kala weyn yihiin […]
May 20 2014 | Posted in
Championka,
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Next Page »