AC Milan oo la soo wareegtay goolhaye Michael Agazzi
AC Milan ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay goolhayihii hore ee kooxda Chievo Michael Agazzi waxaana ay ka saxiixatay heshiis mudo seddex sano ah. Hesheeska 29 jirkan ayaa dhamaaday xili ciyaareedkam waxaana beeca xorta kula wareegtay Milan. “Milan waxaa ay ku dhawaaqeysaa iney la soo saxiixatay Michael Agazzi kaas oo saxiixay heshiis dhacaya June 30 […]
May 22 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Wax Ka Ogow Maanta oo kale dhacdadii ugu weyneyd ee kubada cagta ka dhacday
Maanta oo kale 22-ka Bisha May Inter Milan oo Italy ayaa ku guuleysatay koobka Yurub ee Uefa Champions league. Sanadkii 2010 waxaa Finalka Champions league isugu yimid kooxaha Inter Milan iyo Bayern Munich oo ay kala wateen macalimiinta sanadkan Premier league kala hogaaminaya Chelsea iyo Manchester United ee Louis van Gaal iyo Jose Mourinho. […]
May 22 2014 | Posted in
Championka,
Italy,Wararka | Read More »
Magacyada 50-ka Xiddig ee ugu fiicnaa horyaalada ugu weyn Yurub sanadkii tagay oo la soo saaray
Majalada Dail Mail ayaa soo saartay 50-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa Sanadkii tagay shanta horyaalka ee ugu weyn Yurub ee La Liga,Serie A,Premier league,horyaalka Germany iyo kan Frence. 50-kan ciyaaryahan ayaa loo arkaa kuwa ugu fiicnaa horyaaladan balse Suares ayaa lambar kow ka soo galay sheekadan kaas oo 31 gool dhaliyay sanadkii tagay,waxaana uu kala […]
May 21 2014 | Posted in
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Xulka Italy ee koobka Adduunka ka qeybgalaya oo ku jees jeesay horyaalka Premier league
Yaa u baahan Ciyaaryahan ka ciyaara horyaalka England,xaq waxaa u leh xulkeyga xiddigaha ka ciyaara horyaalka Serie A,sidaas waxaa ku faanay macalinka Xulka Italy Cesare Prandelli. Dalalka Italy iyo England ayaa ku wada jira Guruubka D,waxaana ay ciyaarayaan lugta hore ee guruubkooda. Laakiin Cesare Prandelli ayaa ugu faanay macalinka England iney yihiin xulka […]
May 21 2014 | Posted in
England,
Italy,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Mario Balotelli oo ka dalbanaya Maxkamada Brescia in fasax loo siiyo in gabadhiisa uu la kulmo
Weeraryahanka AC Milan Mario Balotelli ayaa kala arinsanaya saaxibadiisii hore ee Raffaella Fico inuu xuquuq u helo inuu la kulmi karo gabadhiisa yare e Pia,taas oo dhalan sidddeed bilood. Wiilka Madow ee Italy ayaa diiday mar sii horeysay inuusan Pia aabaheed aheyn ilaa mardambe oo sanadkan tijaabo dhiiga oo la sameeyay lagu ogaaday inuu […]
May 21 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Arsenal oo Milan ka dulqaadeysa saxiixa Adil Rami
Arsenal ayaa wadahadalo la furaneyso ciyaaryahanka Amaahda ugu ciyaara AC Milan iyo xulka Frence ee Adil Rami. Daafaca Valencia ayaa la filayaa inuu si joogto ugu wareego AC Milan maadama lix bilood oo amaah uu la qaatay kooxda italia,laakiin wali ma jiro heshii dhexmaray Milan iyo kooxda La Liga ka dhisan. Sida ay qortay […]
May 21 2014 | Posted in
England,
Italy,Wararka | Read More »
UEFA oo shaacisay Isku Aadka Champions league xagaaga dame iyo sida uu dhacayo
Xili lagu wado in Finalka Champions league la soo gaba gabeeyo toddobaadka soo socda oo ay ku tartamayaan kooxaha magaalada Madrid,Uefa ayaa ku dhawaaqday sida uu u dhacayo Isku Aadka Champions league ee sanadka dambe. Si rasmi ayaa loo shaaciyay dheriyaasha ay kooxaha kala gali doonaan,waxaana loo kala qaadayaa sida ay u kala weyn yihiin […]
May 20 2014 | Posted in
Championka,
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
KAKA oo ka tagaya AC Milan isagoo ku sii jeeda MLS-ka
Kubad sameeyaha AC Milan Kaka ayaa go’aansaday inuu ka tago AC Milan oo xirfadiisa ciyaareed uu gaarsiiyo horyaalka USA xili ciyaareedka dambe. Gazzetta dello Sport ayaa sheegaysa Kaka inuu ku faraxsanyahay inuu u dhaqaaqo horyaalka MLS. Kooxda Orlando City ayaa ah kooxda ku dhow iney soo iibsato ciyaaryahankii hore ee Dunida. Kaka ayaa lagu […]
May 19 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Patrice Evra oo Tijaabo caafimaad u maraya Juventus
Kooxda Italy ee Juventus ayaa lagu wadaa iney si rasmi ugu dhawaaqdo soo afjarida heshiiska daafaca Manchester United Patrice Evra dhamaadka toddobaadkan. Juventus ayaa kala saxiixaneysa Patrice Evra heshiis mudo labo sano ah ah uu kula xamaalanayo kooxda seddexda jeer ee xriirka hanatay Serie A. 33 Jirkan ayaa lagu wadaa inuu u duulo magaalada […]
May 19 2014 | Posted in
England,
Italy,Wararka | Read More »
DHAMAAD: Horyaalka Serie A-da oo lasoo afjaray Juve oo udabaal degtay koobkeedii 32-aad SAWIRO
Waxaa lasoo af jaray oo dhamaaday horyaalka Serie A-da iyadoo kooxda Juventus ay qaadatay koobkeedii 32-aad iyadoo waliba jabisay rikoor-ka koob lagu qaato iyadoo uruursatay 102-dhibcood. Kulamadii ugu danbeeyey ee maanta la ciyaaray ayaa sidoo kale waxaa taageerayaasha macasalaameeyey xidigaha kooxda Inter Javier Zanetti, Diego Milito, Esteban Cambiasso iyo Walter Samuel oo dhamaantood kooxdaan lasoo […]
May 18 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Macsalaamo Serie A, Falaaqeynta kulamada ugu dambeeya Serie A,Milan,Inter,Juventus,Roma iyo Napoli
Horyaalka Serie A ayaa maanta la soo gaba gabeynayaa iyadoo Juventus ay ku guuleysatay koobkan markii Seddexaad oo xiriir ah. Kooxaha Roma iyo Napoli ayaa kula biiri doona Juventus xagaaga dambe koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league. Kooxaha heerka labaad u noqonaya ee tareenka Serie A ka dagay waxaa ka mid ah […]
May 18 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Burcada oo markan ku geysay doorka Mario Balotelli
Sida ay qortay Provincia di Como kooxo burcad ah ayaa jabsaday guriga weeraryahanka AC Milan Mario Balotelli iyadoo laga qaatay alaabo qaali ah. Mario Balotelli ayaa la ogaa maalin hore inuu ceersaday tuug ka dafay mobeelkiisa gacan qaadka kana soo ceshtay. Malaha Burcada ayaa u soo shirtay, kadib falkaas Mario oo la maqnaan walaalkii Enoch […]
May 17 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Lucas Leiva oo beeniyay inuu ku biirayo Inter Milan
Kubad sameeyaha Liverpool Lucas Leiva ayaa beeniyay in lala xiriiirinayo kooxda Italy ka dhisan ee Inter Milan. Lucas Leiva ayaa sheegay inuusan wax xiriir ah la sameyn Inter Milan maadaama uu tix gelinayo ajandaha reds ugu dagsan suuqa kala iibsiga. Ciyaaryahanka Brazil ayaa u saftay Merseysiderka kulamo yar xagaagan,waxaana lagu waday inuu u dhaqaaqayo San […]
May 17 2014 | Posted in
England,
Italy,Wararka | Read More »
Rikoor:Magacyada Toddobo macalin Italian oo ku guuleystay Champions league
Markan u milicsano rikoorada shaqsiyaadka ay dhigeen ee kubada cagta,waxaa qasab noqoneysa inaan ilaawin Toddobo macalin oo ka soo jeeda hal wadan. Macalimiintan oo u dhashay Italia ayaa ku guuleystay koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league ama European Cup. Taas ayaa ka dhigan dhamaantood iney ku guuleysteen,waxaana tababarihii u dambeeyay ee Italy ah […]
May 15 2014 | Posted in
Championka,
Italy,Wararka | Read More »
AC Milan oo aqbashay in Mario Balotelli uu ka tago kooxda
AC Milan ayaa ogolaatay in weeraryahankeeda Mario Balotelli ay ka iibiso koox kasta oo dooneysa. Mario Balotelli ayaa lagu wadaa inuu ku biiro kooxo ka dhisan England Sida Arsenal iyo Chelsea oo heegan ugu jiray inta uu socday xili ciyaareedkan. Majalada Football Direct News ayaa qortay in Mario Balotelli uu is fahanwaa uu soo kala […]
May 14 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Next Page »