HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Magacyada 50-ka Xiddig ee ugu fiicnaa horyaalada ugu weyn Yurub sanadkii tagay oo la soo saaray

50-

Majalada Dail Mail ayaa soo saartay 50-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa Sanadkii tagay shanta horyaalka ee ugu weyn Yurub ee La Liga,Serie A,Premier league,horyaalka Germany iyo kan Frence. 50-kan ciyaaryahan ayaa loo arkaa kuwa ugu fiicnaa horyaaladan balse Suares ayaa lambar kow ka soo galay sheekadan kaas oo 31 gool dhaliyay sanadkii tagay,waxaana uu kala […]

Manchester United oo heshiis la gaartay Toni Kroos

450217861-457056-300x156

  Manchester United ayaa dhameystirtay mabaadiida heshiiska ciyaaryahanka Bayern Munich Toni Kroos uu ugu wareegayo garoonka Old Trafford. Ciyaaryahankan ayaa bilooyin badan lala xiririnayay kooxda Manchester United,laakiin majalada Express ayaa sheegeysa in heshiiska ciyaaryahankan ay dib u dhigtay markii hore isbadalka dhanka macalimiinta ee kooxda. Wargeysyada ayaa qoraya in Louis van Gaal uu amray horaantii […]

UEFA oo shaacisay Isku Aadka Champions league xagaaga dame iyo sida uu dhacayo

uefa-champions-league

Xili lagu wado in Finalka Champions league la soo gaba gabeeyo toddobaadka soo socda oo ay ku tartamayaan kooxaha magaalada Madrid,Uefa ayaa ku dhawaaqday sida uu u dhacayo Isku Aadka Champions league ee sanadka dambe. Si rasmi ayaa loo shaaciyay dheriyaasha ay kooxaha kala gali doonaan,waxaana loo kala qaadayaa sida ay u kala weyn yihiin […]

Daawo Sawirada Bayern Muich oo qaaday koobka DFB Pokal

qaa

Kooxda Bayern Munich ayaa ku guuleysatay xalay markii 17 aad koobka DFB Pokal oo ay ciyaarta Finalka ay kaga xoog badisay Borussia Dortmund. 90-kii daqiiqo ee ciyaarta ayey kooxahan isku mari waayeen goolal la’aan 0-0 ah. Arjen Robben ayaa u dhaliyay daqiiqadii 107 aad goolka hore waxaana kan labaad u raaciyay Thomas Muller daqiiqadii 120 […]

Xherdan Shaqiri oo ku raja weyn inuu ku biiro Liverpool

xherdan-shaqiri

Liverpool ayaa ku dhawaaneysa saxiixa ciyaaryahanka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xherdan Shaqiri si ay ugu adkeeyaan safkooda ugu qeybgalaya xagaaga dambe Champions league. Reds ayaa sidoo kale waxaa siweyn lala xiriirinayaa kubad sameeyahaa kooxda Southampton Adam Lallana,waxaana ciyaaryahanka England heshiiskiisa lagu soo gaba gabeynkaraa £20milyan si uu Anfield u yimaado. Liverpool Echo ayaa sheegeysa […]

Mario Mandzukic oo laga saaray Finalka Caawa DFB-Pokal xili Chelsea uu ku biirayo

mansu

Mario Mandzukic ayaa laga saaray liiska xiddigaha Bayern Munich ee caawa finalka DFB-Pokal la ciyaaraya Borussia Dortmund taas ayaana ka dhigan in ciyaaryahanka kooxda ay diyaar u tahay iney ka iibiso kooxo kale. Majalada Bild ee ka soo baxda Germany ayaa sheegeysa in Pep Guardiola oo ah macalinka Bayern Munich uu u rajeeyay nasiib wanaagsan […]

Isdhaafsi:Chelsea iyo Bayer Munich oo ku heshiinaya iney xiddigo kala badashaan

chelsea-nordsjaelland

Chelsea ayaa isu diyaarineysa iney gudbiso dalab ay David Luiz ay ku dhaafsanayaan ama ay ku soo badalanayaan weeraryahanka Bayern Munich Mario Mandzukic. Macalinka Blues ayaa shaki la’aan suuqa kala iibsiga ka doonaya xagaagan weeraryahan dhexe halka saxiixa Diego Costa wali uusan meel u dhicin oo aan laga gaarin xal waara. Laakiin Ninka reer Portugal […]

Rikoor:Lix xiddig Germany ah oo koobka Adduunka la xasuusan doono

url

  Koobka Adduunka ee sanadkan 2014 lagu qabanayo Brazil waxaa uu leeyahay xusuuso badan oo aan la soo koobi Karin. Laakiin waxaan ka soo qaadeynaa Rikoor ay horay u sameeyeen xiddigaha u dhashay wadanka Germany oo sameeyay rikoor aan horay loogu arag tartankan. Kuwani waa lix xiddig oo ka soo jeeda Germany oo goolal ka […]

Mesut Ozil oo ka dalbaday Wenger in Arsenal lagu soo daro Mario Gotze

1856788_w2

  Kubad sameeyaha kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa la sheegay inuu ugu baaqay macalinka Arsene Wenger inuu kooxda keeno xili ciyaareedka dambe Mario Gotze. Majalada Football Direct News ayaa rumeysan in xiddiga Germany ee Ozil uu ka dhaadhicinayo Wenger inuu doonto saxiixa 21 jirka Bayern Munich kaas oo halsano kaliya la joogo kooxdan. Ilo xog […]

Javi Martinez oo ka fiirsanaya kooxda uu ku biiri lahaa Manchester City ama Arsenal

javi-martinez-bayern-munich

Kooxaha England ka dhisan ee Manchester City iyo Arsenal ayaa si rasmi u shaaciyay iney doonayaan xiddiga Spain ee qadka dhexe ugu ciyaara Bayern Munich Javi Martinez. Kubad sameeyaha Bayern Munich ayaa la fahansanyahay inuusan ku faraxsaneyn qaab maamulka Pep Guardiola oo keydka geliyay wiilkan halka macalinkii Jupp Heynckes uu siiyay boos xiddigan. Sida ay […]

Imisa Maalmood ayaa ka harsan koobka Adduunka iyo sheekooyin la xiriira

FIFA Executive Committee Meeting

  Mucaashiqiinta kubada cagta ayaa u dag dagaya in la gaaro durbo maalmaha ka dhimin furitaanka ciyaaraha koobka Adduunka ee ka dhacaya dalka Brazil. Gabagabada ciyaaraha Yurub ayaa soo dadajineysa maalmaha ka harsan koobkan iyadoo ciyaaryanhanada ay ku laaban doonaan dalalkooda seddexda ilaa labada toddobaad ee soo socda. Koobka Adduunka ee Brazil lagu qabanayo xagaagan […]

Guardiola oo Javi Martinez uga digay kooxdiisii hore ee Barcelona

nnn

Tababaraha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola ayaa albaabada ka xertay kooxdiisii hore ee Barcelona oo doonaysa in Javi Martinez ay ku soo celiso dalkiisa hooyo. Ciyaaryahankii hore ee Athletic Bilbao ayaa waxaa lala xiriirinayaa Barcelona oo xili ciyaareedkan wajaheysa caqabado badan. Laakiin Macalinka Cusub ee Bayern Munich Guardiola ayaa qaba in ciyaaryahanka uu sii joogi […]

Afar gool dhaliyoow oo lagu macsalaameeyay kulankiisii ugu dambeeyay+sawiro

law

Robert Lewandowski ayaa kulankiisii ugu dambeeyay ku macsalaameeyay kooxda uu ku soo dhalaalay ee  Borussia Dortmund maalintii shalay. Taageerayaasha Borussia Dortmund ayaa sabtidii shalay caaleemo qoyan iyo qiiro ku sa gootiyay weerarka Polish oo kulankiisii ugu dambeeyay ku soo gaba gabeeyay garoonkooda. 25 jirkan inkasta uu ku guuldareystay inuu gool ka dhaliyo ciyaartii 3-2 ay […]

WAA LA HUBAA: Manchester United oo xaqiijisay xilliga lagu dhawaaqi doono Louis van Gaal SAWIRO+

van gaal

Maamulka kooxda Manchester United ayaa xaqiijiyey in todobaadka danbe kulanka ugu danbeeya ee gurigeeda ay kula ciyaari doonto Hull City ay ku dhawaaqi doonaan tababare Van Gaal iyo macalimiinta la shaqeyn doona. Louis van Gaal ayaa noqon doona tababaraha badalaya David Moyes-ka la eryey waxaana lagu dhawaaqi doonaa todobaadka soo socda sidaasi waxaa xaqiijiyey maamulka […]

Yaa guul badan taariiqda kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich

angel

  Kadib kulankii xalay waxaan maanta dib u milicsaneynaa inta jeer oo ay kulmeen kooxaha waa weyn ee Real Madrid iyo Bayern Munich. Munich xalay waa ay ka wareertay 4-0 ayaana looga badiyay halka lugtii horan meel lagu saaray 1-0. Kooxahan ka kala dhisan dalalka Germany iyo Spain ayaa kulmay taariiqda 16 jeer. Real Madrid […]

¨