Manchester City oo xalsaneysa xiddigeeda Samir Nasri
Manchester City ayaa dooneysa in heshiiska ay u kordhiso xiddigeeda wadanka France ee laga reebay koobka Adduunka Samir Nasri. Kubad sameeyaha France ayaa £24m ugu soo tagay sanadkii 2011 kooxda Arsenal laakiin waxaa ugu harsan heshiiska uu City kula jiro labo sana kale. Guardian ayaa qortay in 26 jirkan uu qalinka ku duugi doono heshiis […]
Jun 7 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Magacyada 23-ka lamaane ee ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Brazil
Majalada Dail Mail ayaa soo saartay Liiska 23-ka xaas iyo saaxib ee ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Brazil ka furmaya Lix maalin kadib. 23-kaan dumar ayaa isaga jira kuwa xaasas u ah ciyaaryahanada xulalka koobka Adduunka halka qaarkoodna ay saaxibo wada socda yihiin. Irina Shayk (Cristiano Ronaldo) Shakira (Gerard Pique) Bruna Marquezine (Neymar) Ann-Kathrin […]
Jun 6 2014 | Posted in
England,
France,
Italy,
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
AC Milan oo si rasmi ah ula wareegtay Alex
Daafaca Wadanka Brazil ee Alex oo aan sanadkan ka qeyb aheyn xiddigaha dalkiisa ee koobka Adduunka ayaa ku biiray AC Milan isagoo ka tagay kooxda Paris Saint-Germain. 31 jirkan ayaa xagaagii hore waxaa ay daafaca dhexe ee PSG ka wada ciyaarayeen xiddiga ay iskudalka yihiin ee Thiago Silva. Laakiin Imaanshaha kooxdan daafaca Chelsea David Luiz […]
Jun 6 2014 | Posted in
France,
Italy,Wararka | Read More »
Arsenal oo £1 milyan kula soo wareegeysa Kingsley Coman
Arsenal ayaa £1million ku dooneysa iney kula soo wareegto Kingsley Coman oo ka tirsan kooxda PSG kaas oo diiday inuu qalinka ku duugo heshiis cusub. 17 jirkan ayaa ka soo dalacay xerada PSG ee da’yarka waxaana uu u muuqdaa mid leh mustaqbal wanaagsan oo ifaya laakiin waxaa uu diiday inuu la sii joogo kooxda […]
Jun 5 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Liiska 20-ka xiddig ee ugu qaalisan dunida xagaagan oo la soo saaray,Messi oo hogaaminaya
Luis Suarez ayaa noqday ciyaaryahanka seddexaad ee ugu qaalisan suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada warbixin la daabacay maanta oo cadeyneysa qiimaha ciyaaryahanada lagu iibsan karo. Weeraryahanka Liverpool ayaa ku fadhiya ugu yaraan £79 million . Laakiin Xiddiga ugu qaalisan dunida waa Lionel Messi oo lagu iibsan karo £161.5milyan, Cristiano Ronaldo ayaa ku soo xiga oo […]
Jun 4 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Branislav Ivanovic oo ku dhow inuu PSG ku biiro
Kooxda Paris Saint-Germain ayaa kor u qaaday lacagaha ay ku dooneyso daafaca dambeedka midig ee Chelsea Branislav Ivanovic. PSG oo horay ugala wareegtay Chelsea David Luiz ayaa haatana ku laabaneysa ciyaaryahanka Serbia si ay u keenaan magaalada Caasimada. 30 Jirkan ayaa waxaa uu dhacayaa heshiiska uu kula jiro Chelsea wixii ka dambeeyay 2016 laakiin waxaa […]
Jun 3 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Xiddigaha France koobka Adduunka oo lagu dhawaaqay xageebuusa ku dambeeyay Franck Ribery
23-ka ciyaaryahan ee xulka France ayaa lagu dhawaaqay waxaana lagu soo daray Franck Ribery oo dhaawac ah. Didier Deschamps ayaa goostay in Ribery uu u wato koobka Adduunka ,rajeeyana inuu soo kaco. Xulkan ayaa kula guruub ah dalalka Switzerland, Ecuador iyo Honduras . Liiska Xulka France oo dhameystiran Goolhayayal Mickael Landreau, Hugo Lloris, Stephane […]
Jun 3 2014 | Posted in
England,
France,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Radamel Falcao oo laga saaray Xulka Colombia ee koobka Adduunka
Xulka Colombia ayaa si rasmi loogu dhawaaqay iyadoo Radamel Falcao uu ku guuldareystay inuu kamid noqdo 23-ka ciyaaryahan ee tababare Jose Peckerman maadaama uu qaba dhaawac jilibka ah. “ ma dhahayo maqrib wanaagsan maxaa yeelay waa maalin xun,waa inaan ku dhawaaqaa in Amaranto Perea, Luis Fernando Muriel iyo Falcao ay seegayaan koonka Adduunka madaama ay […]
Jun 3 2014 | Posted in
France,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Sheekooyin ku saabsan rikoorada taariiqda koobka Adduunka laga qoray
Tani waa sheeko ka hadleysa rikoorada caalamiga ee laga sameeyay taariiqda koobka Adduunka. Qeyb kamid ah ayaan maanta eegeynaa. Ma ogtahay in Ebbe Sand uu yahay xiddiga dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee koobka Adduunka isagoo badal ku soo galay kulankii Denmark,iyo Nigeria, 28 June 1998. Ma ogtahay in Johan Neeskens uu yahay xiddiga dhaliyay […]
Jun 1 2014 | Posted in
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Paul Pogba oo sheegay inuu Man United cuqdad badan u qabo
Xiddiga kooxda Juventus Paul Pogba ayaa sheegay inuusan marnaba xushmad helin waayihiisii kooxda Manchester United. Ciyaaryahanka France ee haatan isku diyaarinaya koobka Adduunka ayaa rumeysan inuu bukaan ku ahaa kursiga keydka ee Sir Alex Ferguson. Mar laweydiiyay Pogba waqtigiisii ugu xumaa ee xerfidiisa ayuu Daily Mail u sheegay”waa xiligii Manchester United. “dabcan markaad ka […]
May 31 2014 | Posted in
England,
France,
Italy,Wararka | Read More »
Sawirada Xiddigaha Xulka France oo guul ku bilaabay+xiddigihii u safnaa
Xulka Frence ayaa guda galay ciyaaraha uu isugu diyaarinayo koobka Adduunka ee bisha soo aadan ka furmaya Brazil waxaana uu la ciyaaray markan xulka Norway. Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Stade de Frane waxaa 4-0 ku badiyay frence. Olivier Giroud ayaa dhaliyay labo gool ciyaartan daqiiqadihii 50 iyo 68 halka Pogba daqiiqadii 15 aad uu […]
May 28 2014 | Posted in
England,
France,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
War Cusub:Yaya Toure oo ku biiraya koox laga leeyahay Qatar
Yaya Toure ayaa loo badinayaa inuu ku biirayo kooxda kale ee carbeed PSG kadib markii uu isagaba afkiisa ka qirtay. Toure oo wakiilkiisa uu sheegay inuu ka tagayo Man City ayaa waxaa uu isagana soo dhaweeyay inuu ka mid noqdo Champion-ka Frence . Majalada France Football ayaa soo warineysa in Yaya Toure uu kula […]
May 27 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Helena Costa oo sheegtay ineysan wax cabsi ka qabin iney koox rag tababare u noqoto
36 jirtan Helena Costa ayaa noqotay tababarihii ugu horeeyay haween ah oo shaqo macalinimo ka qabata mid kamid kooxaha horyaalada ugu weyn Yurub,Waxaana ay u dhalatay Portugal. Waxaa ay sheegtay ineysan wax cabsi ka qabin iney tababare u noqoto kooxda heerka labaad ee horyaalka Frence Clermont Foot. Shirkeeda jaraa’id ee ugu horeeyay ayey ku […]
May 27 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
BeIN Sports: Barcelona oo qarka u saaran saxiixa Marquinhos.
Sida laga soo xiganayo Tv-ga BeIN Sports kuna dhow PSG in Barcelona ay qarka u saaran tahay iney soo afjarto saxiixa daafaca kooxda PSG Marquinhos. Wararka ayaa sheegaya in Barcelona diyaar ay la tahay €20 million oo lagu daray daafaca Brazil Dani Alves. Wadahadalada ayaa u muuqda kuwa si dhaqsi ku dhamaanaya maadama PSG David […]
May 27 2014 | Posted in
France,
Spain,Wararka | Read More »
Wax Ka baro magacyada daafacyada ugu qaalisanaa kubada cagta
David Luiz ayaa noqday daafacii ugu qaalisanaa ee Abid taariiqda kubada cagta kadib markii la xaqiijiyay inuu £50million ugu wareegay kooxda Nasir Al Khalifa ee PSG. Ciyaaryahanka Brazil ayaa xili ciyaareedkii hore ku jiray kursiga keydka ee Chelsea maxaa yeelay ma ahan dooqa Jose Mourinho. Tani ayaa ka dhigeysa in daafaca PSG ay buuxiyaan labada […]
May 24 2014 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Next Page »