Gareth Bale oo noqonaya xiddigii siddeedaad British ah oo koox Ajaanib u ciyaara Finalka Champions league,Yaa kale
Gareth Bale ayaa noqon doona ciyaaryahankii Siddeedaad ee British ah oo taariiqda koox ajaaniib ah u ciyaara finalka Champions league. Bale oo Real Madrid ay kula soo wareegtay £86million ayaa kamid ah safka uu tababare Carlo Ancelotti ku tashanayo maalinta Sabtida isaga iyo Cristiano Ronaldo. Real Madrid ayaa Finalka Champions league wajaheysa kooxda ay […]
May 22 2014 | Posted in
Championka,
England,
Spain,Wararka | Read More »
Bacary Sagna oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester City SAWIRO+
Tababare Manuel Pellegrini ayaa ku guuleystay saxiixa difaaca midig ee kooxda Arsenal Bacary Sagna oo bartilmaameed u ahaa tababaraha cusub ee Manchester United Loues van Gaal. Laacibka xulka Qaranka Faransiiska ayaa aqbalay heshiis sedex sanno ah uu la galay Manchester City isagoo todobaadkii qaadan doona £150,000. Sagna ayaa u socdaalay maalinimadii Isniintii kooxda City si uu […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Mario Balotelli oo canaantay Yaya Toure runtana indhaha ka saaray
Mario Balotelli ayaa kula taliyay Saaxibkiisii hore ee Man City Yaya Toure inuu is dajiyo oo uusan heleyn meel ugu fiican kooxda Manchester City uu haatan ka tirsanyahay. Baloteli oo ah nin aanba wanaaga laga fileyn ayaa tala siiyay Yaya Toure oo lagu wado inuu Man City ka tago. Ciyaaryahanka Italy ayaa u sheegay […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Madaxda ugu sareysa Arsenal oo Wenger fasax u siiyay inuu soo iibsado Cesc Fabregas
Wararka England ka soo baxaya ayaa sheegay in tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger lagu wargeliyay inuu la soo saxiixdo sanadkan Cesc Fabregas kuna soo celiyo kooxdiisii hore. Madaxda ugu sareysa Arsenal ayaa la sheegay iney bixiyeen go’aanka Cesc Fabregas uu dib ugu soo laabanayo Gunners. Fabregas ayaa la rumeysan yahay inuu ka tagayo Barcelona waxaana […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
L’Equipe :Manchester City oo heshiis la gaartay Bacary Sagna
Kani ma ahan war farax gelinaya taageerayaasha Arsenal,waxaana warkan soo daabacday L’Equipe oo caan ku ah iney dhaqsi ku soo gudbiso wararka deg dega ah ee Arsenal,waliba xiddigaha Frence. War kooban oo lagu soo qoray L’Equipe ayaa subaxnimadii maanta ee Khamiista waxaa ay ku xaqiijisay Bacary Sagna uu heshiis la gaaray Manchester City. Sagna […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Daawo Sawirada Neymar iyo Jaceelkiisa oo lagu soo dhaweeyay Brazil
Ciyaaryahanka reer Brazil ee Neymar ahna halyeyga dalkaas ee koobka Adduunka ayaa dib ugu noqday Brazil inkastoo isagoo u muuqan ciyaaryahan uu tagin halkaas hadana isagoo mucaashiq ayuu tagay. Neymar ayaa Brazil laga sugayay maadaama uu xili dhow furmayo koobka Adduunka balse ma Imaan kaligiis waxaa uu la yimis jaceelkiisa Bruna Marquezine oo ah […]
May 22 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Samuel Eto’o oo Chelsea ka tagaya kuna biira koox ay colaadaan
Tottenham ayaa saf u soo gashay doonista ciyaaryahanka Chelsea ee Samuel Eto’o kaas oo diyaar u ah inuu ka tago Blues. Kooxda White Hart Lane ka dhisan ayaa Samuel Eto’o u ogol heshiis mudo labo sano ah oo uusan ka heli laheyn Blues. Eto’o ayaa huba inuu Chelsea ka tagayo sidaa daraadeed waxaa uu […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Magacyada Xiddigaha Muhiimka ahaa ee aan lala dhacin qaab ciyaareedkooda Premier league
Majalada caanka ee Metro ayaa ku dhawaaqday xiddigaha ay u aragto iney ahaayeen kuwii ugu xumaa ee sanadkan ay la soo saxiixdeen kooxaha Premier league. Xili ciyaareedkii 2013-14 ee tagay Metro ayaa u codeysay saxiixyadii ugu xumaa ee suuqa kala iibsiga England xiddigahan. Waxaa liiskan hogaaminaya yarka Arsenal Mesut Ozil oo aan sameynin wax la […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Liiska Xiddigaha ugu taajirsan Premier league oo la soo saaray
Warbixin ay soo uruurisay majalada The Times ayaa muujineysa in weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney uu yahay ciyaaryahanka ugu taajirsan ciyaaraha Premier league,waxaana uu heystaa £60milyan,kaliya waxaa uu ka dambeeyaa Lewis Hamilton oo ah ciyaaryahanka tartanka Formula ee Britain,kaalinta labaadna waa Jenson Button. Laakiin marka ay noqoto waa kuma ciyaaryahanka ugu taajirsan waa Wayn […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Luis Suarez oo shaki laga gelinayo inuu ciyaaro koobka Adduunka
Weeraryahanka Liverpool Luis Suarez ayaa shaki laga gelinayaa koobka Adduunka ee Brazil ka dhacaya maadama lagu wado inuu maro qaliin dhanka Jilibka. Suarez ayaa la sheegay in dhaawacan uu ka soo gaaray gudaha xerada tababarka xulkiisa. 27 jirkan ayaa u dhaliyay 31 gool xagaagii hore kooxda Liverpool,waxaana haatan uu ka soo gaaray dhaawac lama […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Wayne Rooney oo ugu dambeyn ku biiray tababarka Xulka England+sawiro
Wayne Rooney ayaa xerada tababarka xulka England ay ka joogaan dalka Portugal waxaa uu la tagay isagoo gacanta ka heysta wiilkiisa Kai. Rooney oo si gooni tababar u qaadanayay mudooyinkan ayaa markan si toos ugu biiray tababarka guud ee ciyaaryahanada England. Wayne Rooney ayaa lagu arkayay gudaha xerada tababarka isagoo wiilkiisa yar ku macsalaameynaya shumis […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Liverpool oo la soo saxiixaneysa Pedro iyo afar xiddig oo kale
Liverpool ayaa si toos u bilaaweysa isbuucan wadahadalada ay kula soo wareegayaan ciyaaryahanka Barcelona Pedro. Kooxda England ayaa siweyn ula dhacsan qaab ciyaareedka xiddiga Spain iyagoo u arka in duulaankooda Champions league iyo Premier league xagaaga dambe uu ka caawin karo. Reds ayaa ah dooneysay xiddiga Southampton Adam Lallana balse waxaa uu koobka Adduunka aadi […]
May 22 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Manchester City oo ka hor koobka Adduunka la heshiineysa Yaya Toure
Agaasimaha kubada cagta ee kooxda Manchester City Txiki Begiristain ayaa wada hadalo nabadeed la yeelanaya ciyaaryahanka madow ee Yaya Toure ka hor inta aan uusan bilaaban koobka Adduunka. Txiki Begiristain ayaa kulan la yeelanaya Yaya Toure si aysan arinta usii weynaan misana kooxaha kale ugu faa’ideysan qilaafkooda. Dimitry Seluk oo ah wakiilka Yaya Toure ayaa […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
War Cusub:Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo mustaqbalka dhow hal koox u wada ciyaari doona
Kani waa wiil 9 jir ah taageere weyna u ah kooxda lagu magacaabo Aberdeen kaas oo ku fikiray in xiddigaha waa weyn ay hel meel isugu wada yimaadaan . In garoon ay isla galaan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waliba isku koox ah ma ahan wax sahal ah kuwaas oo ka kala tirsan Barcelona […]
May 22 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Manchester United oo dhameysay heshiiskii Toni Kroos una weecatay Roben
Manchester United ayaa qarka u saaran iney soo afjarro heshiiska ciyaaryahanka Bayern Munich Toni Kroos kadib markii ay heshiis waafi ay la gaartay. Sida laga warqabo heshiiskan ayaa ku dhacay lacag dhan £20million waxaana hordhaca heshiiskan bilaabay macalinkii hore ee David Moyes halka Louis van Gaal uu gaba gabada lahaa. Talaabada xigta ee macalinka Holland […]
May 22 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Next Page »