Lix sano ka hor maanta oo kale Kooxda Manchester United ayaa rigoorayaal ugu qaaday kooxda ay isku wadanka yihiin ee Chelsea koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league. Intii lagu guda jiray xili ciyaareedkii 2007-08 kooxaha England ayaa isugu soo haray kulanka kama dambeysta ee Finalka. Chelsea waxaa watay macalinkii reer Isreal ee […]
Xiddigaha Atletico Madrid oo qaba in Real Madrid ay ku guuleysaneyso Champions league
Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Mario Suarez ayaa aaminsan in Real Madrid ay tahay kooxda ku cad cad iney ku guuleysato sabtida Finalka Champions league. Rojiblancos ayaa ku guuleysatay toddobaadkii hore horyaalka La Liga kadib markii 1-1 ay isla dhaafi waayeen Barcelona halka Los Blancos ay ku dhameysatay kaalinta seddexaad. Suarez ayey […]
Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa u duulay Belgrade si uu ula soo kulmo dhaqtar Kovacevic oo caanku ah in ciyaaryahanada dhaawacan uu sida faraska oo kale u daweeyo. Diego Costa ayaa ku dadaalaya inuu ciyaaro kulanka Finalka Champions league ee dhacaya Sabtida . Ciyaaryahanka Rojiblancos ayaa lagu wadaa inuusan ciyaarin Finalka Champions league […]
Afar maalmood iyadoo ay ka harsantahay Finalka Champions league ee kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid wax aan fiicneyn uu ka soo baxay xerada tababarka Real Madrid. Xiddigaha BBC- ee Cristiano Ronaldo, Gareth Bale iyo Karim Benzema ayaa seegay saakay tababarka kooxda ay ku sameysay caasimada Madrid ee ay ugu diyaar garooweyso Finalka. Ronaldo ayaa […]
Xili lagu wado in Finalka Champions league la soo gaba gabeeyo toddobaadka soo socda oo ay ku tartamayaan kooxaha magaalada Madrid,Uefa ayaa ku dhawaaqday sida uu u dhacayo Isku Aadka Champions league ee sanadka dambe. Si rasmi ayaa loo shaaciyay dheriyaasha ay kooxaha kala gali doonaan,waxaana loo kala qaadayaa sida ay u kala weyn yihiin […]
Kooxda Real Madrid ayaa rajeyneysa iney ku guuleysato koobkeeda 10 aad ee ciyaaraha Champions league marka ay finalka ay la ciyaarayaan kooxda ay isku magaalada yihiin ee Atletico Madrid. Real Madrid ayaa u bixisay £999milyan iney qaado koobkan maadaama wixii ka dambeeyay koobkeedii ugu dambeeyay Champions league 2002-dii ay suuqa kala iibsiga ku bixisay lacagahan. […]
Markan u milicsano rikoorada shaqsiyaadka ay dhigeen ee kubada cagta,waxaa qasab noqoneysa inaan ilaawin Toddobo macalin oo ka soo jeeda hal wadan. Macalimiintan oo u dhashay Italia ayaa ku guuleystay koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league ama European Cup. Taas ayaa ka dhigan dhamaantood iney ku guuleysteen,waxaana tababarihii u dambeeyay ee Italy ah […]
Hadii Manchester City ay qaaday Premier league xagaagan,tababaraha Chile ee kooxdan hogaaminaya Manuel Pellegrini ma hubo in kooxdiisa ay u diyaarsantahay ku guuleysiga Champions league. Pellegrini ayaa City ku hogaamiyay markii ugu horeysay inuu ka gudbiyo wareega Guruuubyada inkastoo Barcelona ay ku soo reebtay wareega 16-ka Champions league. Isagoo la hadlayay wariyaasha waxaa uu […]
Kulan adag oo ahaa Finalka Europa League oo lagu qabtay garoonka Juventus ee magaalada Torino oo ay fooda is dareen Benfica iyo Sevilla ayaa 90-kii daqiiqo oo loogut galo galay kusoo gaba gaboobay 0 – 0 waxaana sida caadadu tahay lagu daray 30 daqiiqo oo dheeri ah balse natijada ciyaartu waxba iskama badalin. Qiimeynta: Ciyaarta […]
Kooxda Manchester City ayaa sare u soo kacday kadib ku guuleysigoodii shalay Premier league haatana waxaa ay ku biirtay kooxaha safka hore iyo kan ku xiga ee sida weyn ay u qadariyaan xiriirka kubada cagta Uefa. Marka la sameynayo Isku Aadka Champions league kooxaha ayaa loo kala qaadaa sida ay ukala waa weyn yihiin. […]
Majalada AS ayaa shaacisay in Tababaraha Italy Carlo Ancelotti inuu doonayo inuu booskii Xavi Alonso uu ka ciyaarsiiyo kulanka Finalka Champions league Sami Khedira. Khadira ayaa dib ugu soo laabtay garoomada dhaawac waxaana maalintii shalay uu ka soo muuqday Liiska xiddigaha Xulka Germany ugu qeybgalaya koobka Adduunka. Carlo Ancelotti ayaa isagana go’aansaday in 24 –ka […]
Xiriirka kubada cagta ee Uefa ayaa ku dhawaaqay garsooraha dhex dhaxaadaniya finalka Champions league oo ay isugu soo hareen kooxaha Spain ee Atletico Madrid iyo Real Madrid. Bjorn Kuipers ayaa loo dooray garsooraha ciyaarta Finalka ee magaalada Lisbon ka dhaceysa,waxaa ay da’diisa tahay 41 sano wuxuuna u dhashay Holland. Waa nin dagan misana caan ah […]
Koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league ayaa laga waayi doonaa magacyo waa weyn oo caanka ahaa gagooyinka lagu ciyaaro koobka dhagaha weynaha xili ciyaareedka soo socda. Sidoo kale kooxo ay ugu horeyso Liverpool oo heysata koobkan shanjeer ayaa dib ugu soo laaban doonta saaxada ciyaarahan waliba waxaa la tilmaamaa in tartanka ay xiiso […]
Marti sharaf badan ayuu qaabilay xalay garoonka Stamford Bridge ee ay ku ciyaarto Chelsea kuwaas oo daneynayay kulanka Semi finalka ee Atletico Madrid iyo Chelsea. Martidan ayaa filanayay wax ka duwan wixii Madrid iyo Munich dhexmaray habeenkii horeeyay markaas oo Bayer Munich bilowgiiba laga dabray lugaha. Sidii ay filayeen martidan iyo wixii dhacay ma ahan […]
1-da bisha May ma ahan maalin u wanaagsan kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska maxaa yeelay waxaa lagu soo reebay Semi finalka Champions league. Maanta oo kale Chelsea waxaa Semi finalka Champions league ka soo reebtay kooxda Liverpool sanadkii 2007-dii 1-da bisha May kadib markii ay ciyaarta ku dhamaatay lugtii labaad oo ka dhacday garoonka Liverpool […]