HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Gareth Bale oo noqonaya xiddigii siddeedaad British ah oo koox Ajaanib u ciyaara Finalka Champions league,Yaa kale

bale

  Gareth Bale ayaa noqon doona ciyaaryahankii Siddeedaad ee British ah oo taariiqda koox ajaaniib ah u ciyaara finalka Champions league. Bale oo Real Madrid ay kula soo wareegtay £86million ayaa kamid ah safka uu tababare Carlo Ancelotti ku tashanayo maalinta Sabtida isaga iyo Cristiano Ronaldo. Real Madrid ayaa Finalka Champions league wajaheysa kooxda ay […]

Wax Ka Ogow Maanta oo kale dhacdadii ugu weyneyd ee kubada cagta ka dhacday

Inter Milan's players celebrate with the

  Maanta oo kale 22-ka Bisha May Inter Milan oo Italy ayaa ku guuleysatay koobka Yurub ee Uefa Champions league. Sanadkii 2010 waxaa Finalka Champions league isugu yimid kooxaha Inter Milan iyo Bayern Munich oo ay kala wateen macalimiinta sanadkan Premier league kala hogaaminaya Chelsea iyo Manchester United ee Louis van Gaal iyo Jose Mourinho. […]

Xusuusta Maanta oo kale:Man United oo ku guuleysatay Champions league

cristiano-ronaldo

  Lix sano ka hor maanta oo kale Kooxda Manchester United ayaa rigoorayaal ugu qaaday kooxda ay isku wadanka yihiin ee Chelsea koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league. Intii lagu guda jiray xili ciyaareedkii 2007-08 kooxaha England ayaa isugu soo haray kulanka kama dambeysta ee Finalka. Chelsea waxaa watay macalinkii reer Isreal ee […]

Xiddigaha Atletico Madrid oo qaba in Real Madrid ay ku guuleysaneyso Champions league

408050_heroa

  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Mario Suarez ayaa aaminsan in Real Madrid ay tahay kooxda ku cad cad iney ku guuleysato sabtida Finalka Champions league. Rojiblancos ayaa ku guuleysatay toddobaadkii hore horyaalka La Liga kadib markii 1-1 ay isla dhaafi waayeen Barcelona halka Los Blancos ay ku dhameysatay kaalinta seddexaad. Suarez ayey […]

Dictor Kovacevic oo ku daadalaya in Diego Costa uu ciyaaro Finalka Champions league

  Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa u duulay Belgrade si uu ula soo kulmo dhaqtar Kovacevic oo caanku ah in ciyaaryahanada dhaawacan uu sida faraska oo kale u daweeyo. Diego Costa ayaa ku dadaalaya inuu ciyaaro kulanka Finalka Champions league ee dhacaya Sabtida . Ciyaaryahanka Rojiblancos ayaa lagu wadaa inuusan ciyaarin Finalka Champions league […]

Xiddigaha BBC-da ee Real Madrid oo shaki la gelinayo Finalka

bbc

Afar maalmood iyadoo ay ka harsantahay Finalka Champions league ee kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid wax aan fiicneyn uu ka soo baxay xerada tababarka Real Madrid. Xiddigaha BBC- ee Cristiano Ronaldo, Gareth Bale iyo Karim Benzema ayaa seegay saakay tababarka kooxda ay ku sameysay caasimada Madrid ee ay ugu diyaar garooweyso Finalka. Ronaldo ayaa […]

UEFA oo shaacisay Isku Aadka Champions league xagaaga dame iyo sida uu dhacayo

uefa-champions-league

Xili lagu wado in Finalka Champions league la soo gaba gabeeyo toddobaadka soo socda oo ay ku tartamayaan kooxaha magaalada Madrid,Uefa ayaa ku dhawaaqday sida uu u dhacayo Isku Aadka Champions league ee sanadka dambe. Si rasmi ayaa loo shaaciyay dheriyaasha ay kooxaha kala gali doonaan,waxaana loo kala qaadayaa sida ay u kala weyn yihiin […]

Real Madrid oo £999 Milyan oo lacag u bixisay si ay u qaado koobka 10 aad ee Champions league laakiin..

rrr

Kooxda Real Madrid ayaa rajeyneysa iney ku guuleysato koobkeeda 10 aad ee ciyaaraha Champions league marka ay finalka ay la ciyaarayaan kooxda ay isku magaalada yihiin ee Atletico Madrid. Real Madrid ayaa u bixisay £999milyan iney qaado koobkan maadaama wixii ka dambeeyay koobkeedii ugu dambeeyay Champions league 2002-dii ay suuqa kala iibsiga ku bixisay lacagahan. […]

Rikoor:Magacyada Toddobo macalin Italian oo ku guuleystay Champions league

di matteo celebrates

Markan u milicsano rikoorada shaqsiyaadka ay dhigeen ee kubada cagta,waxaa qasab noqoneysa inaan ilaawin Toddobo macalin oo ka soo jeeda hal wadan. Macalimiintan oo u dhashay Italia ayaa ku guuleystay koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league ama European Cup. Taas ayaa ka dhigan dhamaantood iney ku guuleysteen,waxaana tababarihii u dambeeyay ee Italy ah […]

Manuel Pellegrini oo ka hadlay mowqifka Man City ee Champions league

ba

  Hadii Manchester City ay qaaday Premier league xagaagan,tababaraha Chile ee kooxdan hogaaminaya Manuel Pellegrini ma hubo in kooxdiisa ay u diyaarsantahay ku guuleysiga Champions league. Pellegrini ayaa City ku hogaamiyay markii ugu horeysay inuu ka gudbiyo wareega Guruuubyada inkastoo Barcelona ay ku soo reebtay wareega 16-ka Champions league. Isagoo la hadlayay wariyaasha waxaa uu […]

Sevilla oo rigooreyaal (4 – 2) ku hanatay koobka labaad ee yurub Europa League SAWIRO+

Sevilla00

Kulan adag oo ahaa Finalka Europa League oo lagu qabtay garoonka Juventus ee magaalada Torino oo ay fooda is dareen Benfica iyo Sevilla ayaa 90-kii daqiiqo oo loogut galo galay kusoo gaba gaboobay 0 – 0 waxaana sida caadadu tahay lagu daray 30 daqiiqo oo dheeri ah balse natijada ciyaartu waxba iskama badalin. Qiimeynta: Ciyaarta […]

Manchester City oo abaalmarin ka heshay Xiriirka Uefa

fffff

  Kooxda Manchester City ayaa sare u soo kacday kadib ku guuleysigoodii shalay Premier league haatana waxaa ay ku biirtay kooxaha safka hore iyo kan ku xiga ee sida weyn ay u qadariyaan xiriirka kubada cagta Uefa. Marka la sameynayo Isku Aadka Champions league kooxaha ayaa loo kala qaadaa sida ay ukala waa weyn yihiin. […]

Sami Khedira oo qaadan doona Finalka Champions league waajibaadka booska Alonso

Sami-Khedira-300x187

Majalada AS ayaa shaacisay in Tababaraha Italy Carlo Ancelotti inuu doonayo inuu booskii Xavi Alonso uu ka ciyaarsiiyo kulanka Finalka Champions league Sami Khedira. Khadira ayaa dib ugu soo laabtay garoomada dhaawac waxaana maalintii shalay uu ka soo muuqday Liiska xiddigaha Xulka Germany ugu qeybgalaya koobka Adduunka. Carlo Ancelotti ayaa isagana go’aansaday in 24 –ka […]

Waa Nin caankee ah garsooraha finalka Champions league Real iyo Atletico loo dhiibayo

fa

Xiriirka kubada cagta ee Uefa ayaa ku dhawaaqay garsooraha dhex dhaxaadaniya finalka Champions league oo ay isugu soo hareen kooxaha Spain ee Atletico Madrid iyo Real Madrid. Bjorn Kuipers ayaa loo dooray garsooraha ciyaarta Finalka ee magaalada Lisbon ka dhaceysa,waxaa ay da’diisa tahay 41 sano wuxuuna u dhashay Holland. Waa nin dagan misana caan ah […]

Magacyada kooxaha waa weyn ee dib ugu soo laabanaya Champions league iyo kuwa aan ka qeybgali doonin

kak

Koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league ayaa laga waayi doonaa magacyo waa weyn oo caanka ahaa gagooyinka lagu ciyaaro koobka dhagaha weynaha xili ciyaareedka soo socda. Sidoo kale kooxo ay ugu horeyso Liverpool oo heysata koobkan shanjeer ayaa dib ugu soo laaban doonta saaxada ciyaarahan waliba waxaa la tilmaamaa in tartanka ay xiiso […]

¨