Neymar oo ka farxiyey wiil yar oo Koonfur Afrika u dhashay DAAWO VIDEO IYO SAWIRO+

Neymar

Kulan xiiso badan oo dhex maray xulalka Brazil iyo Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacday dhacdo riyo u rumoowday wiil aad u da’yar oo garoonka kusoo dhex orday. Inkastoo uu wiilka yar yahay misana ahaa taaageero South Afrika u dhashay ayaa xalay soo galay garoonka gudaha lagu ciyaaro waxaana durbadiiba gacanta ku dhigay ilaalada garoonka […]

NALA DAAWO 10-kii LAADKA XORTA AHAA UGU FIICNAA CAALAMKA

FILE: David Beckham To Retire From Football At End Of Season

Waxaan idiin soo gudbinaynaa tobankii laad ee xorta ahaa ee ugu fiicnaa caalamka Best free kicks waxaadna soo xusuusan doontaa intii joogtay waxyaabihii kaa yaabiyey halka dhalinta cusub ay arki karaan dhacdooyin ka horeeyey oo mucjisooyin ah. Aduunkan aynu ku noolnahay waxaa soo maray laacibiin aad looga tixgaliyo caalamka kuwaasoo ku caan baxay tuurida laadadka […]

Taageere Kubada Cagta ah oo lagu dilay Magaalada lagu qaban doono Furitaanka Koobka Aduunka

Brazil-3180975

Taageere kubada cagta ah ayaa geeriyooday kaddib kulan ka dhacay mid kamid ah magaalooyinka marti galin doona Koobka Aduunka dalka Brazil. Qof 34 jir ah ayaa geeriyooday kaddib rabshado dhex maray jaahiirta kooxaha Sao Paulo iyo Santos Isniintii kulan ku soo dhamaaday barbaro goolal la’aan ah sida ay boolisku sheegeen. Qofka dhintay ayaa ahaa taageere […]

Liverpool oo soo bandhigtay Jadwalka ay ku ciyaareyso marka uu dhamaado xilli ciyaareedka

article-2564111-1B4B999E00000578-809_634x333

Liverpool ayaa shaacisay safar ciyaareedkeeda xiliga fasaxa 2014 ay ku tageyso dalka Mareykanka. Reds ayaa qeyb ka ah kooxaha  ka qeybgalaya koobka Guinness International Champions Cup,waxaana ay ku guruub tahay kooxaha City,AC Milan iyo Olympiacos. Liverpool ayaa daboolka ka qaaday Seddexda kulan ee tartankas ay ciyaareyso,saacada,maalinta iyo kooxda ay wajaheys. Kulanka ugu horeeya:Sabti 27 July: […]

DAAWO VIDEO: Taageerayaal sixun u dhaawacay ciyaartoy gool u dabaal dagayay

Picture-7-3167670

Kooxda reer Argentine River Plate ayaa wajaheysa ganaax garoonkeeda ah kaddib markii ciyaartoy kooxda ka soo horjeeda ahaa oo gool u dabaaldagayay dhabarka looga dhuftay Alwaax ay soo tuureen taageerayaasha. Daafaca kooxda Godoy Cruz Leandro Grimi ayaa u baahday daweyn markii uu garoonka ku dhex dhacay taasi oo sabab utahay waxyeelada uu geystay Alwaaxa looga […]

Taariikho aad jeceshahay in aad ka ogaato kulanka AC Milan iyo Atletico Madrid

AC Milan iyo Atletico Madrid

Kani waa kulankii ugu horeeyay ee dhexmara kooxahan AC Milan iyo Atletico Madrid. Milan rikoor fiican kama heysato marka ay la ciyaarayaan kooxaha Spain ka socda. AC Milan ayaa badisay kaliya halmar 13-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaartay Champions league kooxaha Spain ka soo jeeda,Lix jeer waa laga badiyay,lix kalana bar baro […]

Neymar oo sheegay labada xul ee imaan doonta Finalka Koobka Aduunka Brazil

neymar

Weeraryahanka Barcelona Neymar ayaa daboolka ka qaaday in uu kala hadlay Lionel Messi suuragalnimada in Brazil iyo Argentine ay isu soo haraan Finalka Koobka Aduunka. Brazil iyo Argentina ayaa ku jira xulalka loo saadaalinayo in ay ku guuleysan karaan Koobka Aduunka waxna la filayaa in Messi iyo Nemar ay kala hogaamin doonaan labadaasi dal. “Waxaa […]

Beckham oo doonaya in Ronaldo uu geeyo Miami?

465001163-cristiano-ronaldo-of-real-madrid-cf-celebrates-after

David Beckham ayaa lagu soo waramayaa in uu xiiseynaya in laacibka Real Madrid cristiano Ronaldo uu noqdo laacib ka tirsan kooxdiisa cusub ee saldhigeedu yahay Magaalada Miami. Beckham ayaa xaqiijisay horaantii bishan in uu doonayo in uu dhiso kooxka ka tirsan MLS inakastoo wax aqbaar ah uusan ka bixin saxiiyada uu doonayo. Si kastaba, The […]

Fernandinho iyo Rafinha oo lagu soo daray xulka Brazil – Aqriso Liiska oo Dhameystiran

350596_heroa

Tababaraha xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa ku dhawaaqay xidigaha xulkiisa u matali doona ciyaarta saaxiibtinimo ee ay ka hortagi doonaan wadanka South Africa bisha March 5. Qadka dhexe ee Manchester City Fernandinho kaasi oo xulkiisa u saftay shan kulanka oo kali ah ayaa lagu soo daray, halka daafaca Bayern Munich Rafinha uusna ku jiro […]

Waa Waqtigii uu Ismuujin Lahaa Messi: 8 Kulan oo Koob Aduun Ah waxa uu dhaliyay 1 gool

article-2553321-1B40452000000578-571_636x382

Lionel Messi ayaa ka soo muuqday sideed kulan oo Koobka Aduunka ah isagoo xiray Maaliyada Argentina. Hadii uu dalkiisa u dhalin lahaa goolasha uu u dhaliyay kooxdiisa waxa uu saxiixi lahaa todobo gool sideedaasi kulan. Xidiga Barcelona ayaa saameyn aad u hooseysa ku leh xulka qaranka Argentine ee uu dhalasho ahaan ka soo jeedo. Hada […]

Lionel Messi oo Ku Riyoonaya Koobka Aduunka Brazil

lionel-messi-sergio-aguero

Xidiga Barcelona Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday in riyadiisa ay u rumoobi laheyd hadii uu xulka Argentina ku hogaamin lahaa ku guuleysiga Koobka Aduunka Brazil 2014ka. Xulka Koofur Amerika ayaan ku guuleysan Koobkan ku dhawaad 28 sano waxana ugu danbeysay koobkii uu Diego Maradona u qaatay sanadkii 1986. Inkastoo uu 26 jirkan qiray in […]

Falcao oo soo nooleeyay Rajadiisa ka Qeybgalka World Cup

362412_heroa

Laacibka caalamiga ah ee reer Colombia Radamel Falcao ayaa diiday in uu iska ilaawo ka qeybgalka Koobka Aduunka ee 2014ka kaddib markii qaliin looga sameeyay Jilibka todobaadkan. Laacibka Monaco ayaa dhaawac jilibka ah soo gaaray ciyaar Arbacadii Coupe de France ay guusha ka gaareen Chasselay. Si kastaba, xalaada weeraryahankan ayaa laga deyrinayay waxaana laga cabsi […]

MURUGO: Falcao oo seegaya Koobka Aduunka Brazil 2014

361882_heroa

Weeraryahanka kooxda Monaco Radamel Falcao ayaa seegi doona Koobka Aduunka kaddib markii la xaqiijiyay maanta oo Khamiis ah in uu dhaawac soo gaaray uu halis yahay. Laacibka reer Colombia ayaa garoomada ka maqnaan doona ugu yaraan lix bilood kaddib dhaawac jilibka ka soo gaaray intii lagu jiray ciyaartii Arbacadii kooxda Monaco Coupe de France ay […]

Lucas Leiva oo Xafladiisa dhalshada ku martiqaaday xidiga ka soo jeeda Koofur Amerika

article-0-1A88A92100000578-47_634x528

Qadka dhexe ee Liverpool Lucas Leiva ayaa ku marti qaaday xafladiisa dhalashada 27aad Khamiistii ciyaartoyda ay ku xifaaltamaan horyaalka Premier League. Laacibka reer Brazil ayaa la cunteeyay wiilasha ay isku wadanka ka soo jeedaan ee Rafael da Silva iyo mataankiisa Fabio oo u wada ciyaara kooxda Manchester United, waxa uu sidoo kale qeyb ka ahaa […]

20-ciyaaryahan oo caan ah oo heshiiskooda dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkaan AQRI CIYAARTOOYDAASI

Sagna

Labaatan ciyaaryahan oo caan ah ayaa heshiiskooda ka dhacayaa xilli ciyaareedkan marka uu dhamaado xagaaga 2014-ka. Taasoo ay dhici karto in kooxooda aysan u cusbooneysiin halka qaar ay rajo ka qabaan in heshiiska loo kordhiyo. Horyaalka Premier League-ha oo aad u adag lacagaha lakala siisto xidigaha lasoo iibsanaya ayaa misana ka faa’ideysan doona ciyaartooydaasi lacag […]

¨