Stories written by khadar
Carlo Ancelotti oo dalbaday in loo soo iibiyo Edison Cavani
Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa la sheegay inuu isu diyaarinayo la soo wareegida weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Edison Cavani. 27 jirkan oo haatan qeyb ka ah xulkiisa koobka Adduunka ayaa siweyn waxaa lala xiriirinayaa Manchester United. Laakiin majalada Le 10 Sport ayaa sheegeysa in Real Madrid ay ku soo biirtay doonista […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Man United oo markale dalab ku celisay Ander Herrera o
Manchester United ayaan wali ka quusan iney hesho xiddiga qadka dhexe ee kooxda Athletic Bilbao Ander Herrera kaas oo xagaagii hore ku sigtay inuu ku biiro. United ayaa haatan dib usoo cusbooneysiisay dalabka 24 jirkan oo Augustadii hore ku dhawaaday United balse uu kala jab ku yimid wadahadalkii socday. Sida ay qortay majalada AS ,Man […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Adnan Januzaj oo dalab ka helay Real Madrid
Hadii Manchester United ay garan weysay sida looga macaasho da’yarada,Real Madrid ayaa dooneysa iney keento garoonka lagu riyoodo. kooxda ku guuleysatay Champions league ee Real Madrid oo heysata xiddigo waa weyn ayaa hadana u dhaqaaqday iney la soo wareegto Adnan Januzaj kaas oo ah mid kamid ah xiddigaha ay suuqa ka rabaan sanadkan. Red Devils […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Diego Costa oo cadeeyay sababta uu u doortay ku biirista Chelsea
Diego Costa ayaa mugdiga ka saaray wararka sheegaya inuu ku biirayo dhawaan kooxda England ee Chelsea. Weeraryahanka Spain iyo Atletico Madrid Diego Costa ayaa daboolka ka qaaday inuu u saxiixayo heshiis Chelsea maxaa yeelay waa mid kamid ah kooxda ugu weyn Adduunka. 25 jirkan ayaa lagu wadaa in heshiis £32million uu ugu wareego kooxda […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Maanta oo kale ma ahan mid taageerayaasha Man United ay ilaawi doonaan
Maanta oo kale magaalada Manchester waa laga qushuucsanaa maxaa yeelay Man United ayaa aqbashay heshiis Real Madrid ay kula wareegeyso kabtankoodii David Beckham. Waxaa uu kamid ahaa ragii ugu madaxa fiiqnaa ee Man United u joogay xiligaas sida Ryan Giggs, Gary Neville, Paul Scholes, Nicky Butt iyo Phil Neville oo ay isla soo wada […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Juan Mata oo sheegay inuusan dhiman wali xulka Spain
Kubadsameeyaha xulka Spain Juan Mata ayaa rumeysan ineysan dhiman rajada Spain ee ay ugu soo baxeyso wareega 16-ka ee koobka Adduunka. La Roja ayaa la kulantay guuldaro weyn oo 5-1 kulankii furitaanka koobka Adduunka Jimcihii ee Netherlands ay la ciyaareen. Mata waxaa uu diiday inuusan Spain haatan u wanaagsaneyn sidii uu ahaa sanadkii 2008 […]
Jun 17 2014 | Posted in
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Qiimeyn la sameeyay oo lagu ogaaday haweenka India xiddigaha ay ugu jecelyihiin ee kubada cagta kana qeybgalaya koobka Adduunka.
Lionel Messi oo ah xiddiga afarta jeer ku guuleystay laacibka Sanadka ayaa noqday kan aadka ugu jecelyihiin haweenka ku nool dalka ka kuyaala qaarada Asia ee India. Baaritaankankan oo ay sameysay majalada Shaadi.com ayaa waxaa haweenka lagu weydiinayay waa kuma ciyaaryahanka ugu soo jiidashada badan ee ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Brazil 2014. Tiro […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Isbar bardhiga Neymar iyo Pele ee xulka Brazil
Halyeygii hore ee reer Brazil Pele ayaa qaba in Neymar uu gaari karo heerkiisa goolasha ee Brazil uu u dhaliyay mudadii uu u ciyaarayay. Neymar ayaa labo gool ka dhaliyay kulankii furitaanka koobka Adduunka,waxaana uu markiiba Pele uu fariin messeg ah u diray Neymar isagoo ugu hambalyeeyay goolashaas. Yaa ku goolal badan Neymar iyo […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Dhowr waxyaabood oo laga bartay kulankii Mareykanka iyo Ghana
Koobka Adduunka ee Brazil waxaa uu kulmiyay sanadkan dalal si weyn isu doodoonayay sida Holland iyo Spain ,USA iyo Ghana. USA ayaa xalay ku ciil gooysay dalka Africa ee Ghana 2-1. Rikoorada kulankan laga qoray. Markii seddexaad oo xiriir ayey aheyd in koobka Adduunka ay ku kulmaan dalalka Ghana iyo USA,maxaa yeelay waxaa ay isku soo […]
Jun 17 2014 | Posted in
Afrika,
Amerika,
England,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Germany iyo Portugal
Germany ayaa 4-0 ugu badiyay xulka Portugal ciyaar xiiso badan oo furitaan u aheyd labada dal. Wixii ku dhacay Portugl waa wax ay ka sheekey doonaan ,Ronaldo isagoo jooga ayuu jabkaas ku dhacay dalkiisa balse waxaa uu u muuqday inuu dhaawacnaa. Rikoorada ciyaarta. Thomas Muller ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay koobka Adduunka ee Brazil ka […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Kadib Clint Dempsey wax ka baro xiddigaha goolasha ugu dhaqsiyaha badan ka dhaliyay koobka Adduunka
Rug cadaaga caanka ka noqday horyaalka Premier league ee Clint Dempsey ayaa noqday xalay ciyaaryahankii shanaad ee taariiqda koobka Adduunka ka dhaliya goolka ugu dhaqsiyaha badan. Ciyaaryahanka Mareykanka ayaa bilowgii ciyaartaba oo socota 29 il biriqsi ku dhex jiitay daafaca Ghana kubada kana dhaliyay. Kulankan dhexmaray Ghana iyo USA ayaa 2-1 waxaa looga adkaaday […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Siyaasi caan ah oo daawaday kulankii Germany iyo Portugal,ma madaxweynaha soomaaliya-baa+sawiro
Madaxda siyaasada mararka qaar waxaa looga baahanyahay iney lug ku yeesheen doorarka kala duwan sida Ciyaaraha,laakiin ma badna madaxda sida Chancellor-ka wadanka Germany ee Angela Merkel. Kadib markii haweeneydan ay qeyb weyn ka qaadatay guulaha dhiiri gelinta kooxaha dalkeeda Germany markana waxaa ay taageere u tahay dalkeeda iyadoo ku niyadsan in wiilashooda ay soo […]
Jun 17 2014 | Posted in
Germany,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
Madaxda Arsenal oo u istaagay saxiixa Mario Balotelli
Kooxda Arsenal ee England ayaa sii xoojisay rabitaankeeda ku aadan weeraryahanka Xulka Italia iyo AC Milan Mario Balotelli. Ciyaaryahankii hore Man City ayaa horboodaya xagaagan liiska xiddigaha uu suuqa kala iibsiga ka raadinayo Wenger. Dail Mail ayaa ogaatay in Arsene Wenger uu jeceel weyn u sii qaaday Balloteli kadib bandhigii quruxda badnaa ee uu […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Italy,Wararka,
World Cup-ka | Read More »
AC Milan oo qarka u saaran iney la soo wareegto Casemiro
AC Milan ayaa ku dhow iney la soo wareegto sanadkan ciyaaryahanka sanadkii hore ka dhexmuuqday Real Madrid ee Casemiro. Sida ay qortay Corriere dello Sport AC Milan ayaa wadahadalo kula jirta ciyaaryahanka Brazil kaas oo ay fasaxeyso Real Madrid. Real Madrid ayaa dooneysa iney si toos isaga iibiso Casemiro halka AC Milan ay dooneyso […]
Jun 17 2014 | Posted in
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Go’aan raganimo leh:Sergio Aguero oo kala doortay City,Barce iyo Real Madrid
Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa si kama dambeys u sheegay inuusan ka tageyn kooxdiisa. Xiddiga wadanka Argentine ayaa ka caawiyay kooxda England ka dhisan iney ku guuleysato labo jeer horyaalka Premier league mudo seddex xili ciyaareed uu la joogay markaas uu kaga soo biiray kooxda Atletico Madrid sanadkii 2011. Jawaabta wiilkan ayaa soo baxday […]
Jun 17 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Next Page »