1,844 views

Arsenal vs Chelsea oo Raqiis Lagu Daawan Doona Halka United iyo Stoke ay qaali tahay

Waxaa Qoray:

article-2478237-1909910F00000578-467_636x412Taageerayaasha kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa qiimo jaban ku gadan doona kulanka habeen danbe ee Capital One Cup ee ka dhici doono Waqooyiga Magaalada London.

Ciyaarta Arsenal iyo Chelsea ayaa lagu daawan doona lacag gaareysa 10 gani halka ciyaarta Capital One Cup ee ka dhici doonta Old Trafford lagu daawan doono aduun lacageed gaaraya 46 gani.

Chelsea ayaa ku dheeleysa garoonka Emirates kaasi oo lagu galo tikidhada ugu qaalisan oo ah qofka qaangaarka 20 gani iyadoo caruuta ay bixiyaan 10 gani.

TIGDHADA CAPITAL ONE CUP Wareega Afaraad

Leicester v Fulham

Qaangaarka:  £15-£30

Dadka ka hooseysa 18: £10-£20

Birmingham v Stoke

Qaangaarka: £18-£23,  dadka gaarka ah £8-£10

Manchester United v Norwich

Taageerayaasha United: Qaangaarka: £31-£53, 18-20 £24-£40.50, 16-17sano jir iyo waxii ka weyne 65 £17-£23, wixii ka hooseya16sano £13.

Taagerayaasha Nowich: Qaangaarka: £46, 18-20 £36.50, 16-17jirka iyo wixii ka weyn 65 £27.

Burnley v West Ham

Qaangaarka:s £15, U18s £5, U22 iyo wixii ka weyn 65sano £10

Arsenal v Chelsea – Sold out

Dabaqada Sare: £20 iyo £10 Dabaqada hoose: £10 iyo £5

Tottenham v Hull

Qaangaarka: £20,

Newcastle United v Manchester City

Qaangaarka: £20, caruurta £5

Sunderland v Southampton

Qaangaarka: £15,  Caruurta £5, iyo wixii kaweyn 65 sano £5

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

¨