251 views

Arsenal oo ku cad cad saxiixa James Milner

Waxaa Qoray:

 

England Media Day - 2014 FIFA World Cup Training Camp in Portugal

Arsenal ayaa la sheegay iney qarka u saaran tahay saxiixa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Manchester City James Milner.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa soo bandhigay bishii hore rabitaankooda ciyaaryahanka England.

Daily Telegraph ayaa sheegeysa in Arsenal ay dooneyso in ciyaaryahanka ku fadhiya £10million iney ku badalato booska Bacary Sagna oo ka tagaya Arsenal sanadkan.

Milner ayaa la halgamaya boos ka helido kooxda Manuel Pellegrini waxaana heshiiskiisa Man City ugu harsan halsano.

Man City ayaan laga warheyn iney dooneyso in lacago kaash ah ay ku iibiso Milner ama ay ceshato.

Wax walba oo ay ku qaadato Arsenal waxaa ay James Milner ka dooneysaa in sanadka dambe uu u galo booska Sagna.

Fakarkaaga ka dhiibo adoo FACEBOOK isticmaalaya

Fikradood

Powered by

¨