
Askari ka tirsanaa Militeriga DFS oo lagu toogtay Degmada Xamar Jajab. »
Rag hubeysnaa ayaa waxa ay Habbeenimadii xalay Nin Askari ahaa ku toogten gudaha Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Askariga la dilay ayaa waxa uu ka tirsanaa Ciidamada DFS gaar…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
FASHIL:- Wasiirada Hawiye oo Xalay laga dhex waayay kulankii u dhexeeyay Golaha Wasiirada !! »
Mas’uuliyiin ka tirsan DFS ayaa shabakadani u xaqiijiyay in Kulankii xalay Magaalada Muqdisho ku dhex maray Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya laga dhex waayay Wasiiradii kasoo jeeday Beelaha Hawiye. Shirka…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
XOGAHA QARSOON. Axmed Madoobe oo duulaan ku ah Deegaanka Goobweyn iyo Barre Hiiraale. »
Illo wareedyo ku sugan Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Maleeshiyada Raaskambooni, Axmed Madoobe uu wado qorshe Cusub oo lagu weeraraayo Deegaanka Goobweyn ee Duuleedka Magaaladda Kismaayo. Illo wareedka ayaa intaa…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
XOGAHA QARSOON. Maamulka Somaliland oo Dhalinyaro lala xiriirinaayo Qaraxii Jabuuti ku wareejiyay Dowlada Jabuuti. »
Illo xog-ogaal ah oo ku sugan Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in Maamulka Somaliland uu Dalka Djibouti u gacan galiyay dhalinyaro looga shakisan yahay inay ku lug…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Dowladda Maraykanka oo Siyaasiyiinta Kenya ugu baaqday inay u midoobaan La-dagaalanka Argagixisadda »
Danjiraha Maraykanka uga wakiilka ah dalka Kenya, Ambassador Robert F. Godec ayaa sheegay inay Dowladda Maraukanka taageero dheeraad ah siinayaan Kenya si loogu adeegsado Hawlgalka La-dagaalanka Argagixisadda. Waxa uu carrabka…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DAAWO SAWIRADA. Safiirka Soomaaliya ee Kuwait oo ka qayb galay Xaflad lagu xusayay Maalinta Afrika oo Kuwait ka dhacday. »
Xafladaan oo u dhacdey si heer sare ah ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madax ka socota Dowladda Kuwiat, Danjirayaasha Caalamka u fadhiya Dalka Kuwiat, Ururada Adduunka iyo dhamaan Jaaliyadaha Dalalka…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Dhallinyarro Somali haysata dhalashadda dalka Denmark oo ku xiran dalkaasi oo laga dabciyey Xukun ay ku muteysteen isku-day ay ku biiri lahaayeen Alshabaab »
Maxkamad ku taalla magaalladda Aarhus ee dalka Denmark ayaa waxaa shalay la soo taagay Labo Somali haysata dhalashadda dalka Denmark, kuwaasi oo horey xukunno loogu riday qorshe ay ku doonayeen…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Madoobe Nunoow oo Diyaarsaday Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo farabadan. »
Wararka naga soo gaarayo Magaaladda Baydhabo, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Maamulka Lixda Gobol Max’ed Nunoow Max’ed uu ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Maamulka Seddexda Gobol. Max’ed Nunoow Max’ed, waxa…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Golaha wasiirrada oo ayidday heshiiskii maamulka seddexda gobol »
Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Habeenimadii xalay ay soo dhaweeyey heshiiskii shalay Muqdisho lagu gaaray ee lagu taageeray dhisidda maamulka KMG ah ee saddex gobolka…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti (War-saxaafadeed) »
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
FASHIL. C/lahi Goodax Barre ‘’Heshiiskii Garabyada 3 iyo 6- Gobol oo mid wax kama jiraan ah oo Wasaarada lagu afduubtay’’ »
Cabdullaahi Goodax Barre , Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda faderaalka Somalia ayaa daboolka ka qaaday inuu aad uga xun yahay dhaqanka DFS ay kula dhaqantay, isagoona sheegay in wax kama jiraan…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir looga hadlayay Hiigsiga cusub »
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay shir looga hadlayay barnaamijka Hiigsiga Cusub ee New Deal oo ka dhacay xarunta Xalane ee…
Jun 24 2014 / 1 Comment / Sii-Akhri »
Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ka hadlay Heshiiskii ka dhacay Villa Somalia. »
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan oo qoraal yar kusoo dabacay Baraha bulshada ayaa waxa uu soo dhaweeyay Heshiiskii ka dhacay Villa Somalia. Waxa uu sheegay in…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DAAWO SAWIRADDA. Ra’isulwasaarihii Hore ee Somalia oo si murugo leh uga duulay Garoonka Aadan Cadde. »
Waxaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofay Ra’isulwasaarihii hore ee Somalia Cabdi Faarax Shirdoon. Ra’isulwasaarihii hore ayaa waxaa garoonka ka sogootiyay Mas’uuliyiin ka tirsan DFS, waxaana la…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
IGAD oo ku hanjabtay inay cagta marineyso cidii ka hor timaada heshiiskii shalay ka dhacay Muqdisho »
Wakiilka Midwga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu mideynayay garabyada maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay inay tallaabo cad ka qaadayaan…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DAAWO SAWIRADDA. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dib usoo celshay Dhul laga heystay Ganacsato Reer Puntland ah. »
Waxaa xarunta goobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ee Dalka Somalia ka dhacay Munaasabad ay wada qaban-qaabiyeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Cadaalada DFS. Ujeedka munaasabada ayaa waxa ay aheyd mid…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
GOS oo Muqdisho ku soo bandhigtay fantasiyo aan horay loo arag & ciyaaro + Sawirro »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa ciyaaro iyo fantasiyo ku maamuusay munaasabadda maalinta olympicada caalamiga ah ee (Olympic Day) oo ku beegneyd 23-June,taasi oo ka dhacday xarunta Daljirka dahsoon ee…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Maxaad ka taqaan saddexda koox ee uu dalku ka degi la’yahay?!! »
Ma aha mid hadda u baahan inaan dadkeyga uga sheekeeyo wixii uu dalka soo maray mudadii 22-ka sano iyo dheeraadka ahayd, hase yeeshee shacabka Soomaaliyeed oo eheladooda ku waayay dagaaladii…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Madaxweyne Mardaadi: “Heshiiskii Muqdisho wuxuu ahaa qalad laga galay shacabka Soomaaliyeed iyo dastuurka dalka” »
Madaxweynaha maamulka Shabeelle State Abuukar Cabdi Cismaan (Mardaadi) oo lahadla warbaahinta ayaa ka hadlay aqoonsiga ay shalay aqoonsatey dowladda Soomaaliya maamulka KMG ah ee K/Galbeed Soomaaliya. Waxa uu madaxweyne Mardaadi…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Alshabaab aysan niyadooda galin in Ciidamada Kenya Somalia laga saaro. »
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sheegay hadal uu soo saaray in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya aysan ka baxayn inta howsha ay halkaas u tageen la soo gaba gabeynayo.…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Safiir Mahamat Saleh Annadif oo wax lagu farxo ku tilmaamay Heshiiska dhex maray Maamulada lixda gobol iyo kan saddexda gobo lee koofur galbeed. »
Wakiilka gaarka ah ee howlgalka midowga afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa soo dhoweeyay heshiiskii shalay Muqdisho ay ku gaareen wakiiladii ka socday maamulka lixda gobol iyo…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Madaxweyne Xassan Sheekh”Dagaal Beeleedyada dadka wada Al-Shabaab ayey u faa’iideynayan” »
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo kahadlay dagaal beeleedyada kasocda qaar kamid ah gobollada dalka gaar ahaan deegaano katirsan gobollada Sh/Hoose,Galguduud,Jubada Hoose iyo Sh/Dhexe ayaa sheegay inay…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyootay weerar cusub oo ka dhacay duleedka Degmadda Witu ee dalka Kenya. »
Kooxaha hubeysan ayaala sheegay inahy xalay weerar ku qaadeen Tuullo yar oo ku-dhawaad 40-Km dhanka Galbeed kaga toosan Jesiiradda loo dalxiis tago ee Laamu. Guddoomiyaha Gobalka Lamu, Stephen Ikua ayaa…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gudoomiyaha Magaalada Marka oo ka digay in Wada-xaajooj iyo wada hadal laga gaaro Colaadaha ka taagan Marko !! »
Maxamed Cusmaan Yariisoow, Gudoomiyaha Magaalada Marka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inuusan jirin wax wada hadal ah oo laga gaarayo Gobalka Shabeelaha hoose. Waxa uu Guddoomiyuhu meesha ka saaray…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Dowladda Xassan Sheekh: Maxay U Dayacdey Da’yarta Dalka Joogta. »
Waxaa sida aad maqasheen la soo gabagabeeyey shir ay soo qabanqaabiyeen dad si gaara ah ula shaqeeya xukuumada dalka ka talisa, oo ka dhacay dalka Turkiya. Shirkaasoo lagu martiqaaday qaar…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Xiligii Britain ay Qaadka ka joojisay Dalkeeda oo maanta ku beegan. »
Waxaa maanta la filayaa inuu istaago Qaadkii laga dhoofin jiray Dalka Kenya ee gaari jiray Dalka Britain, ka gadaal markii Dalkaasi Britain uu Qaadka ku daray Liiska mandooriyaha. Mamnuucida Qaadka…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Ciidamo ka tirsan DFS oo kala taageersanaa Maamulada Lixda gobol iyo Saddexda gobol oo Dagaalamay iyo Saan-saan Colaad oo Saaka taagan. »
Warka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya in gabi ahaanba Magaaladaasi Saaka laga dareemaayo Xiisado Dagaal oo u dhexeeyo Ciidamo ka wada tirsan Milatariga Somalia. Dagaalka…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Maleeshiyaadka Raaskambooni oo afduubtay Ganacsade caan ka ahaa Kismaayo. »
Warka naga soo gaarayo Gobolada Jubbooyinka ee Dalka Soomaaliya, ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Raaskambooni ay afduubteen Ganacsade kamid ahaa dadka Deegaanka. Ganacsadaha la afduubtay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Cabdulaahi…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Duqa Magaalada Massachusetts oo ku baaqay in la hakiyo Qaxootiga Soomaalida. »
Qoraa kasoo baxay Xafiiska Duqa Magaaladda Massachusetts ee Dalka Mareykanka Mr Domenic Sarno ayaa waxaa lagu sheegay in la joojin doono soo galida Qaxootiga Soomaalida ee Magaaladda Massachusetts. Waxaa Qoraalka…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Horudhaca kulanka adag ee caawa Koobka Adduunka xulalka Nigeria vs Argentina »
Lionel Messi oo ahaa dhaliyaha goolashii ugu dambeeyay ee Argentina ayaa eegaya guul iyo goolal kulankooda saddexaad ee koobka Adduunka…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Falanqeynta kulanka Koobka Adduunka ee xulalka Ecuador vs France »

Xulka France oo seefta gasha kala baxay sanadkan ayaa eegaya guushiisii saddexaad xilli mar sii horreysay ay xaqiiqsadeen booskooda wareegga…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Japan iyo Ivory Coast oo daaqada ka baxay, Colombia iyo Greece oo usoo baxay 16-ka SAWIRO+ »

Ivory Coast ayaa daqiiqadihii ugu daqiiqadihii ugu danbeeyey daaqada ka baxday markii ciyaaryahan Sio uu jalaafay Samaras oo xerada ganaaxa…
Jun 25 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Manchester United oo qarka usaaran saxiixeeda ugu horeeyey xagaagan SAWIRO+ »

Kooxda Manchester United ayaa qarka usaaran ineey lasoo saxiixato laacibkeeda ugu horeeyo ee xagaagan iyadoo diirada saaraysa ineey soo xero…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Italy iyo England oo ku laaban doona guryahooda, Uruguay iyo Costa Rica oo isa soo taagay 16-ka SAWIRO+ »

Waxaa daaqada ka baxay xulalkii loo saadaalinayey ineey kasoo bixi doonana qeybta guruubyada, waxaana ra’yigaasi qabay inta badan bulshada ciyaaraha…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Luiz Felipe Scolari”Neymar waa Messiga Brazil »

GARD Pro Not Registered Tababaraha Xulka Brazil Luiz Felipe Scolari ayaa qiray in Neymar uu muhiim ugu yahay dalkiisa…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Gabri”Luis Suarez waxaa uu ku biiri doonaa Barcelona »

GARD Pro Not Registered “Hadii uu hadli lahaa qalbiga Luis Suarez waxaa uu dhihi lahaa waxaan jeclahay Barcelona sidaa…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Real Madrid oo heshiis la gaartay Radamel Falcao »

Real Madrid ayey suuragal tahay in labo weeraryahan weyn magacna leh ay isku hesho xagaagan waana Radamel Falcao iyo Luis…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »AC Milan oo u dhaqaaqday lasoo wareegida Samuel Eto’o »

AC Milan ayaa si lama filaan ugu dhaqaaqday saxiixa weeraryahanka Chelsea ka tagay ee Samuel Eto’o kaas oo ay doonayaan…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Brazil iyo Cameroon »

GARD Pro Not Registered Brazil ayaa xalay kubad u xariiqday dalka Cameroon koobka Adduunka kulankii seddexaad ee guruubkooda iyadoo…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Australia iyo Spain »

Spain ayaa xoogaa ceebta iska dhaqay kadib markii uu xalay ka badiyay dalka Australia maadaama labadii kulan ee hore laga…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Holland iyo Chile »

GARD Pro Not Registered Xulka kubada cagta ee Holland ayaa ku soo baxay xalay sagaal dhibcood guruubkeeda kadib markii…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Luke Shaw oo ku dhow Man Unted,rikoorna u sameynaya suuqa »

Manchester United ayaa ku dhow markan iney la soo wareegto dambeedka kooxda Southampton Luke Shaw.GARD Pro Not Registered United ayaa…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Xavi oo suuragal ah inuu Manchester City ku biiro »

Mustaqbalka kubad sameeyaha Barcelona ee Xavi ayaan wali kala cadeen iyo halka uu tiigsan lahaa.GARD Pro Not Registered Maadaama ay…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Inter Milan oo lacago kaash ah ku soo qaadaneysa Nani »

Inter Milan ayaa dooneysa in lacago kaash ah ay ku soo iibsaneyso xiddiga Manchester United ee Nani.GARD Pro Not Registered…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Maxaad ka ogtahay sababtii ka ooysiisay David Villa markii badal loo taagay+sawiro »

David Villa ayaa soo gaba gabeeyay waayihiisa xulka Spain waxaana laga dheehan karay inuu qiiroonayo oo uu ilmeynayay markii la…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Daafacii hore ee Man United Rio Ferdinand oo koox Premier league ku biiray »

Halyeygii hore ee kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa la sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Queens Park Rangers.GARD Pro…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Xulka England oo caawa safkeeda isbadal uu ku dhacayo,sagaal xiddig oo la wada eegayo »

GARD Pro Not Registered Tababaraha Xulka England ayaa isbadal ku sameyn doona caawa safkiisa uu kala hortagayo xulka Costa…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Arsenal oo u sheegtay Man United qiimaha ay kaga iibineyso Thomas Vermaelen »

GARD Pro Not Registered Arsenal ayaa u sheegtay Manchester United qiimaha ugu dambeeya oo ay kaga iibineyso kabtankeeda ahna…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Liverpool oo ka hadashay wararka sheegaya Luis Suarez inuu Barcelona ku biirayo »

GARD Pro Not Registered Kooxda Liverpool ayaa la sheegay iney u diideyso kooxaha Spain ee Barcelona iyo Real Madrid…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Boqor Neymar oo kabta dahabka hogaanka u haya xili Brazil ay lagaday Cameroon+sawiro »

Xulka dalka Brazil ayaa kaalinta koowaad ugu soo baxay guruubkiisa kadib markii 4-1 ay ugu badiyeen Cameroon.GARD Pro Not Registered…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Falanqeynta kulanka koobka Adduunka England iyo Costa Rica »

Xulka Seddexda libaax ayaa caawa iskala ciyaari doona Costa Rica maadaama uu ka haray tartankan laakiin waxaa uu isku dayi…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »Falanqeynta kulanka kala baxa koobka Adduunka Italy iyo Uruguay »

GARD Pro Not Registered Walee war waa jiraa,Caawa biyo iyo buddo ayey u kala bixi doonaan dalalka Italy oo…
Jun 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
B
B
C