Thomas Muller oo sedexleey ka dhaliyey xulka Ronaldo horkacayo SAWIRO+

Muller

Xulka Germany ayaa xoog ku maquuniyey xulka aan ka liidan ee uu horkacayo laacibka dunida ugu fiican ee Cristiano Ronaldo, kulankii koowaad ee guruubka G-da iyadoo lagu ciyaarayey garoonka Arena Fonte Nova. Xulka Portugal ayaa daqiiqadihii ugu horeeyey lasoo baxday dar dar balse waxaa ka danbeyey ineey dhaqso rigoore galaan kaasoo gool u badalay ciyaaryahan […]

Wadareey waa layaab :Haris Medunjanin”Messi waxaa celinkara kaliya Messi

424217_heroa

  Walee wiilkan Messi la yiraahdo dadka ka cabsanaya iyo dadka ku qadariya kubadiisa waa ay badan yihiin. Maalin dhaweyd kabtan Brazil Thiego Silva ayaa yiri”Messi waxaan qori aheyn kuma celinkarno. Markana kubad sameeyaha qadka dhexe ee xulka Bosnia Haris Medunjanin ayaa sheegay ineysan macquul aheyn in Lionel Messi la celiyo ama la joojiyo laakiin […]

Gonzalo Higuain oo aqbalay inuu ku biiro Barcelona

bbb

Weeraryahanka kooxda Napoli Gonzalo Higuain ayaa soo dhaweeyay inuu ku biiro Barcelona waxaana uu sheegay iney wax weyn tahay inuu Lionel Messi ugu garab ciyaaro Barcelona. Wararka Spain ka soo baxaya ayaa sheegaya in ciyaaryahanka Argentine uu yahay dooqa tababaraha Barcelona Luis Enrique kaas oo dib u dayactiraya Barcelona. Barcelona ayaa la tilmaamayaa Iney rabitaankeeda […]

Xaaska Wayne Rooney oo ka difaacday seygeeda taageerayaal u ciil qabay

WayneColeen460

Xaaska Wayne Rooney Coleen ayaa difaacday qaab ciyaareedka seygeeda oo barta twitterka aflagaado kala kulmay taageerayaal careysan oo u dhashay wadanka England. Wayne ayaa qeyb ka ahaa ciyaaryanadii England ee 2-1 uu kaga badiyay Taliyaaniga wallow uu ka shaqeeyay goolkii bar baraha uu dhaliyay Daniel Sturridge hadana qaab ciyaareedkiisa waa mid la dhaliilayo. Dagaalka Twiterka […]

Manchester United oo heshiis la gaartay Thomas Vermaelen

thomas-vermaelen_1

Daafaca kooxda Arsenal Thomas Vermaelen ayaa heshiis afka ah la gaaray kooxda Manchester United oo ay xifiltamaan Arsenal. 28 jirkan kabtanka u ah Arsenal ayaa sheegay inuu doonayo ku biirista kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford ee Manchester United. Man United ayaa dooneysay iney ku badalato ciyaaryahankan booskii ay ka tageen Nemanja Vidic iyo Rio […]

Goolhaye Keiren Westwood oo ku dhow inuu Man City ku biiro

we

Manchester City ayaa dooneysa iney la wareegto goolhayaha kooxda Sunderland Keiren Westwood. 29 jirkan ayaa beeca xorta uga tagaya kooxdiisa maadaama uu dhamaaday waqtigii sharciga ahaa ee ay ku heshiiyeen. Kooxda Sunderland qudheeda ayaa dooneysa goolhaya Man City Costel Pantilimon. Kooxda Premier league ku guuleysatay ayaa horay ula soo saxiixatay daafaca Arsenal Bacary Sagna waxaana […]

Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Argentine iyo Bosnia-Herzegovina

mee

Kulankii furitaanka Xulka Argentine ayaa guul ku bilaabay oo waxaa uu 2-1 ugu badiyay Bosnia-Herzegovina . Messi ayaa bilaabay dar dartiisa isagoo dhaliyay goolka labaad isaga ayaana kulug lahaa goolka hore oo ay iska dhaliyeen Bosnia. Rikooradii kulankan. Guushii xalay ee 2-1 ayaa ah tii 10 aad ee Argentine ay ka gaaraan wareega Guruubyada koobka […]

Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii France iyo Honduras.

ftre

  Xulka France ayaa ku badiyay 3-0 iyadoo Benzema uu dhaliyay labo gool,halka midka kalana uu sababteeda lahaa. Waxaa ay aheyd guushii ugu horeysay ee ay ka gaaraan kulanka furitaanka koobka Adduunka tan iyo sanadkii 1998-dii. Rikoorada laga diiwaan geliyay .  Wali Dalka Honduras ayaa ku guuldareysanaya inuu gool ka dhaliyo koobka Adduunka shantii kulan […]

Cristiano Ronaldo oo ka hadlay xaaladiisa caafimaad ka hor kulanka caawa

hubaa

Cristiano Ronaldo ayaa hubaal ka dhigay inuu ciyaarayo kulanka caawa ee dalkiisa uu la ciyaarayo Germany kulankooda ugu horeeya ee koobka Adduunka. Dalalkan oo ku jira guruubka geerida ee G ayaa midkasta uu doonayaa inuu natiijo fiican uu helo si ay ugu soo gudbaan wareega 16-ka dal. Weeraryahanka Real Madrid oo ka sheeganayay dhaawac jilibka […]

Cesc Fabregas oo shaaciyay sababtii uu Arsenal ugu biiri waayay una doortay Chelsea

oooo

Kubad sameeyaha qadka dhexe Spain iyo Chelsea Cesc Fabregas ayaa ifiyay sababtii ku kaliftay inuu Chelsea ku biiro iyadoo ay u baahantahay kooxdiisii hore ee Arsenal. Cesc Fabregas ayaa daboolka ka qaaday inuu la hadlay Arsene Wenger ka hor inta uusan ku biirin Chelsea waxaana uu ii sheegay buu yiri in booskiisa horay u heysteen […]

Inter Milan oo la soo wareegeysa xiddiga QPR Stephane Mbia

Stéphane Mbia Queens Park Rangers

  Inter Milan ayaa dooneysa iney la soo wareegto kubad sameeyaha qadka dhexe ee QPR Stephane Mbia. Mbia ayaa ciyaaro lagu qanco soo bandhigay xagaagii hore oo uu la joogay Sevilla lana qaaday koobka Europa League. Sky Italia ayaa sheegaya in Inter ay dooneyso Mbia ,sidoo kalana ay la kulmayaan wakiilka xiddiga kale ee Yann […]

Arsenal oo xaqiijisay iney soo ceshaneysa mucjisada gil gishay koobka Adduunka ee Joel Campbell

86136185-joel-campbell

  Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay iney soo ceshan doonaan kuraygooda yar ee amaahda ugu maqan Joel Campbell kaas oo wacdaro ka dhigay koobka Adduunka. Campbell oo matalayay dalkiisa Costa Rica ayaa u wacnaa guuldaradii lama filaanka aheyd eek u dhacday Uruguay Sabtidii oo ay ka wada tirsan yihiin Guruub D,waliba gool ayuu […]

Jose Mourinho”Real Madrid wax iga anfaca uma ciyaaraan

Jose_Mourinho_2568641b

  Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in hal ciyaaryahan xitaa inuusan ka rabin kooxda ku guuleysatay Champions league ee Real Madrid oo heysata ciyaaryahanka ugu wanaagsan adduunka. Jose ayaa marka hore meesha ka saaray magacyo saaxafada ay sheegeyso inuu doonayo isaga sida Sami Khedira iyo Raphael Varane. “Varane iyo Khedira,waan ku celinayaa markale […]

Liverpool oo la soo saxiixaneysa Micah Richard

re

  Liverpool ayaa dooneysa iney Man Cit weydiisato ciyaaryahanka madow ee England Micah Richards maadaama ay la soo wareegeen Bacary Sagna oo Arsenal ka tirsanaa mudo toddobo sano. 25 jirkan ayaa ka tirsanaa kooxda ku guuleysatay Premier league tan iyo markii uu ka soo baxay sanadkii 2001 xerada soosaarida ciyaaryananada ee kooxdan. Sida ay daabacday […]

Inter Milan oo dooneysa Mauro Icardi iney xiddig ugu soo badalato Chelsea

Fiorentina vs Inter

  Inter Milan ayaa dooneysa iney heshiis isdhaafsi ciyaaryahano ay u soo bandhigto kooxda Chelsea ee horyaalka England. Qorshaha Inter ayaa ah in Romelu Lukaku ay ku soo badashaan weeraryahankooda Mauro Icardi xagaagan. Gazetta dello Sport ayaa sheegeysa in kooxda ku ciyaarta garoonka San Siro ay u soo bandhigeyso heshiiskan iyadoo la ogyahay in ciyaaryahanka […]

¨