23-ka Xiddig kama dambeysta ah ee Spain oo lagu dhawaaqay iyo xiddigo laga tagay

nn

  Tababaraha Xulka Spain ayaa si kama dambeys ah ugu dhawaaqay 23-kiisa ciyaaryahan ee koobka Adduunka ugu qeybgalaya. Waxaa laga tagay weeraryahanka Juventus,labada Man City ee Negredo’s iyo Jesus Navas. Sidoo kale waxaa lagu soo daray Diego Costa, David Villa, Juan Mata iyo Cesc Fabregas . Liiska kama dambeynta 23-ka ciyaaryahan Spain Goolhayayaasha: Iker Casillas […]

Kama dambeyn: Tababaraha Netherlands oo ku dhawaaqay 23-kiisa xiddig ee koobka Adduunka

414455_heroa

Netherlands ayaa ku dhawaaqday 23 –ka xiddig rasmiga ah ee ugu qeybgalaya koobka Adduunka ee Brazil. Tababaraha Xulka Holland Louis van Gaal ayaa la yimaaday doorasho layaab leh,waxaana uu ka soo tagin xiddigaha kala ah Arjen Robben, Robin van Persie, Wesley Sneijder, Nigel de Jong iyo Klaas-Jan Huntelaar Guud ahaan Liiska 23-ka xiddig ee Holland […]

Maalin aan la ilaawi doonin:Andriy Shevchenko oo ku biiray Chelsea

andriy-shevchenko

Siddeedsano ka hor maanta oo kale Chelsea ayaa lacagihii ugu badnaa kula soo wareegtay weeraryahankii AC Milan dhaliyaha u ahaa ee Andriy Shevchenko. Sanadihii dambe Premier league ayaa waxaa ku sii badanayay ciyaaryananada Ajaaniibta ah iyadoo xiddigaha dalka u dhashay aysan boos ka helin kooxahooda. Nasiibdaro Chelsea ayaa ku fishilantay saxiixa Andriy Shevchenko oo ay […]

Shan xiddig England ah oo ku soo bilaaban doona kulanka Italia ee koobka Adduunka

ad_136308927

Kadib guushii England ay ka gaartay xulka Peru ayaa waxaa aad loo hadalhayaa qaab ciyaaroodkoodii xalay ee wanaagsanaa. Taas ayaa keentay in wax laga yiraahdo xiddihaha England ee  kulanka Italy ee furitaanka koobka Adduunka  ciyaari kara ahna dooqa Roy Hodgson. Roy Hodgson ayaa la dhacsanaa qaarkamid ah wiilashiisii xalay u safnaa,waxaana Majalada Metro ay qiyaaseysaa in shantan […]

Aguero oo rajeynaya inuu ka sameeyo koobka Adduunka wax uusan dalkiisa sameyn tan iyo 1978

agyer

  Weeraryahanka Argentine Sergio Aguero ayaa doonaya inuu ku guuleysto xagaagan kabta dahabka gool dhalinta koobka Adduunka . Sergio Aguero waxaa uu aaminsanyahay in taasu ay dhici karto gacantana ku dhigi doono Golden Boot-ka ama kabta dahabka ah. Ma jiro ciyaaryahan Argentine ah oo ku guuleystay gool dhalinta koobka Adduunka tan iyo sanadkii in 1978. […]

Rickie Lambert oo gaaray magaalada Liverpool si uu u maro tijaabada caafimaad

li

Rickie Lambert ayaa gaaray xarunta caafimaadka Liverpool si uu tijaabo caafimaad ugu maro  maanta Liverpool oo kula soo wareegtay £4million. Weeraryahanka Southampton ayaa kamid ahaa xiddigihii England u ciyaaray xalay markaas oo  3-0 ugu badiyay Peru. Ciyaarta kadib waxaa loo ogolaaday ciyaaryahanka inuu Liverpool gaaro si uu tijaabada caafimaad u maro. Lambert ayaa xirfadiisa ciyaareed […]

Thibaut Courtois oo sheegay inuu ku laabanayo Chelsea

thibaut-courtois_1

Thibaut Courtois ayaa si rasmi u sheegay inuu qorsheynayo kulaabashada kooxda iskaleh ee Chelsea kadib seddexsano oo amaah uu ugu soo ciyaarayay Atletico Madrid. Goolhayahan ayaa qiray inuu albaabada u furayo hadii uu ku laabanayo Chelsea ayna tahay isbadal wanaagsan. Waxaa uu sheegay inuu Chelsea la hadli doono kadib markii uu soo gaba gaboobo koobka […]

Imisa xiddig ayaa loo qoondeeyay £100-ka milyan ee Wenger la siiyay

wen

  Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa gacanta loo geliyay £100milyan uu kula soo wareegayo ciyaaryahano cusub oo uu boorka isaga jafayo xagaaga dambe. Wenger ayaa u saxiixay Arsenal heshiis uu kula sii joogayo kooxdan ilaa seddex sano oo horleh. Gunners ayaa soo afjartay abaartii koob la’aanta ee mudada sagaalka sano,waxaana ay doonayaan in hormaro […]

Cristiano Ronaldo oo nasiib u yeelan waayay kulanka Greece.

nas

  Cristiano Ronaldo ayaa la sheegay Inuu dhaawac u seegay tababarkii xulkiisa waxaana suuragal ah inuu seego kulanka sabtida maanta ay la ciyaaraayan Greece. Tababaraha Xulka Portugal Paulo Bento ayaa xaqiijiyay dhaawaca ciyaaryahanka . Waxaa uu carabaabay inuusan dooneyn inuu qatar iska geliyo ciyaaryahanka furitaanka koobka Adduunka oo 12 maalmood ay ka hartay markaas oo […]

Germany oo saadaaliyay xulka ku guuleysanaya koobka Adduunka

germany-republic-of-ireland_2

  Tababaraha xulka Germany Joachim Low ayaa saadaaliyay dalka ugu cad cad ee ku guuleysan kara koobka Adduunka ee Brazil. Joachim Low ayaa u arka inuu dalkaas yahay martigeliyha Brazil oo dalkeeda uu ka dhacayo tartanka. Iyadoo ay jiraan tartamayaal kale,Low ayaa aaminsan in fursad ay u heysato Brazil in markeedkii lixaadna ay qaado koobka […]

Magacyada xiddigaha uu suuqa ka doonayo tababaraha Liverpool Brendan Rodgers

liv

Liverpool ayaa markale £20million ku dalbaneyda Alexis Sanchez oo Barcelona ay ka soo saarya bayaan ah inuusan iib aheyn. Daily Star  ayaa qortay in Reds ayaa ay iskudayeyso iney markale wakiilo u dirto Spain si ay ugu dhaadhaciyaan heshiiskan Barcelona. Brendan Rodgers oo ka faa’idey ciyaaryahano badan uu xagaagii hore keensaday ayaa markana Liverpool ku […]

Warkii hore war soo dhaaf:Mata iyo xiddigo kale oo laga saarayo xulka Spain

na

  Kubad sameeyaha Manchester United Juan Mata ayaa la sheegay in laga reebi doono xulka Spain ee ka qeygalaya koobka Adduunka. 26 jirkan oo ku soo bilowday safka dalkiisa 2-0 ugu badiyay Bolivia ayaa la rumeysanyahay in Vicente del Bosque uu ka saari doono xiddigaha 30-ka ee xulkiisa. Sida ay qortay Onda Cero, macalinka Spain […]

Aabaha dhalay Sergio Aguero oo sheegay in wiilkiisa Barcelona uu rabo

as_aguero_27

  Aabaha dhalay weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa qiray in wiilkiisa uu u kululyahay ku biirista Barcelona. Majalada Sport ayaa soo warineysa Barcelona iney £30milyan ku dooneyso saxiixa ciyaaryahanka Man City. Aabaha Aguero ayaa daboolka ka qaaday in wiilkiisa uu jecelyahay in Barcelona uu kula mataaniyo xiddiga saaxibkiisa ay isku dalka yihiin ee Lionel […]

Alex Song oo dib ugu laabanaya horyaalka Premier league

alex-song-barcelona

Kubad sameeyaha Barcelona Alex Song ayaa rajeynaa inuu ka tagokooxdiisa sanadkan. Ciyaaryahanka wadanka Cameroon ayaa ugu soo biiray laba sano ka hor garoonka Camp Nou £15m Arsenal laakiin waxaa uu ku guuldareystay inuu boos ka helo. Song ayaa aqbalay inuu ku laabto Premier league xagaagan halkaas oo ay heegan buuxa ugu jiraan kooxaha ka dhisan sida Liverpool […]

Koke oo ugu dambeyn ka hadlay doonista Manchester United

atletico-madrid-koke

Ciyaaryahanka Spain ee Koke ayaa deyriyay inuu ku biiro kooxda Manchester United waxaana uu sheegay inuu ku qanacsanyahay Atletico Madrid. 22 jirkan ayaa xagaagan kooxdiisa la qaaday koobka La Liga,waxaana siweyn lala xiriirinayay inuu ka tagayo caasimada kuna biirayo Man United. “waxaan ku faraxsanahay halkan,waa gurigeyga,waxaan ka soo tirsanaa Atletico ilaa iyo yaraanteyda,waxaan ku dareemayaa […]

¨