Jose Mourinho oo baashi hoor ah aaqir u qabsaday. Atletico Madrid oo finalka gaartay SAWIRO+

At

Kooxda Atletico Madrid ayaa si xarago iyo ciyaar wanaag ku jirto ugu adkaatay kooxda Jose Mourinho oo caawa kusoo gashay qaab ciyaareed aad u liita iyo taaktiik aan waxba ka jirin. Jose Mourinho caawa kuma uusan soo galin inuu badiyo wuxuuna garoonka soo galiyey ilaa lix difaac oo kooxdiisa ka tirsan waxaana ay sababtay in […]

Mudada Rasmiga ee la magacaabayo Xiddigaha Xulka England oo la shaaciyay

west-brom-liverpool-roy-hodgson

Xiriirka kubada cagta England ayaa si rasmi u shaaciyay in tababaraha Xulka England Roy Hodgson uu magacaabi doono xiddigaha u raacaya sanadka 2014 koobka Adduunka ee Brazil ka dhacaya. 66 jirka Xulka England maamula ayuu xiriirka carabaabay in May 12-keeda ay tahay markii la ogaan lahaa xiddigaha Brazil aadaya ee England matalaya. Hodgson ayaa sheegay […]

Barcelona oo dooneysa in Cristian Tello ay amaah ku siiso Liverpool

cristian-tello-barcelona

Barcelona ayaa la sheegay iney diyaar u tahay in Liverpool ay amaah ku siiyaan xiddigooda cajiibka ah ee Cristian Tello. 22 Jirkan ayaa boos joogta ka heysan safka hore ee kooxda Catalania,waxaana soo jiidanaya da’yarkan xiisaha ugu imaanaya kooxa Liverpool iyo AC Milan. Wararka maalmihii u dambeeyay leyska dhexmarayay ayaa ahaa in Liverpool ay isu […]

Aleksandar Kolarov oo dalab ka helay shan koox oo weyn

aleksandar-kolarov

  Wakiilada ciyaaryahanka Manchester City Aleksandar Kolarov ayaa daboolka ka qaaday in xiiso badan ugu yimaaday xiddigan  kooxo ka dhisan Italy iyo Frence. 28 jirkan ayaa waxaa mustaqbalkiisa Etihad Stadium wax leyska weydiiyay,inkasta uu mararka qaar uu kamid yahay safta hore kooxda hadana ma badna. Sida laga soo xigtay Dejan Joksimovic kaas oo ah kaaliyaha […]

Shirka Jaraa’id ee Jose Mourinho ka hor kulanka Atletico Madrid

simo

  Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa ka hadlay kulanka caawa waxaana uu shaki geliyay ku soo biilaabida ciyaartan Eden Hazard oo dhaawac ku maqnaa kulamadii ugu dambeeyay. Shirkiisa jaraa’id ayuu Jose ku sheegya in Atletico Madrid ay tahay koox adag oo siwaanaagsan u difaac roon,waliba waxaa uu sheegay iney suuragaltahay ku guuleysiga La Liga. “Hazard […]

16 gool dhaliye Ronaldo,Inta koox uu xagaagan ka dhaliyay Champions league goolal

ttttttttttttttttt

Cristiano Ronaldo ayaa sameeyay xalay rikoorweyn kadib labadii gool uu xalay ka dhaliyay kooxda Bayern Munich. Waxaa uu noqday xiddigii ugu horeeyay ee 16 gool ka dhaliyo hal xili ciyaareed Champions league. Hadaba waa kuwan kooxihii uu Cristiano Ronaldo ka dhaliyay 16-kan gool,natiijada ciyaarta,taariiqdii. Galatasaray 1-6 Real Madrid, September 17, 2013 – Ronaldo waxaa uu […]

Yaa guul badan taariiqda kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich

angel

  Kadib kulankii xalay waxaan maanta dib u milicsaneynaa inta jeer oo ay kulmeen kooxaha waa weyn ee Real Madrid iyo Bayern Munich. Munich xalay waa ay ka wareertay 4-0 ayaana looga badiyay halka lugtii horan meel lagu saaray 1-0. Kooxahan ka kala dhisan dalalka Germany iyo Spain ayaa kulmay taariiqda 16 jeer. Real Madrid […]

Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Semi finalka Bayern Munich iyo Real Madrid

rrrrrrrrrrr

12-sano kadib Real Madrid ayaa xalay gaartay Finalka koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league,waxaaana kooxda riyaadaas u suura geliyay macalinka Italy Ancelotti. Real Madrid ayaa ku soo baxday iskudar labadii kulan 5-0,taas oo filanwaa ku noqotay kooxda Bayern Munich. Real Madrid ayaana finalka ku soo gaartay iyagoo soo reebay seddex koox oo Germany […]

Wayne Rooney oo aan ku faraxsaneyn macalinka Cusub ee Man United yeelaneyso

wayne-rooney_3

Weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney ayaa sheegay inuusan waxba ka quseyn macalinka cusub ee Man United lala xiriirinayo Louis van Gaal. Man United ayaa la sheegay in qarka ay u saaran tahay saxiixa macalinka xulka Holland kaas oo qalinka ku duugi doono heshiis dhan seddex sano. Laakiin kabtanka Manchester United ee mustaqbalka Rooney ayaa u […]

David Silva oo ka qeyb noqonkara kulanka Everton

davi

  David Silva ayaa qarka u saaran inuu dib ugu soo laabto kooxdiisa Manchester City ee seddex guul ay ka xigto ku guuleysiga Premier league xili ciyaareedkan. Silva ayaa sameynaya tijaabooyin badan si uu ugu biiro saaxibadiisa utartamaya horyaalka,waxaana uu haatan ka soo kabanayaa dhaawacii canqowga ka soo gaaray talaadadii. Ciyaaryahanka Spain ee seegay labo […]

Nambar One:Cristiano Ronaldo oo rikoor aan caadi aheyn ka sameeyay Champions league

Cristiano Ronaldo ayaa xalay baal cusub looga furay Champions league kadib markii uu dhigay rikoor aan wali laga sameyn koobka Yurub,waxaana uu horay lugta u soo mariyay rikoorkii Lionel Messi. Ciyaaryahanka Portugal ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee Champions league ka dhaliy hal xili ciyaareed 16 gool. Ronaldo ayaa ku farayareystay xalay labo gool 4-0 […]

Edinson Cavani oo la sheegay inuu rabo Man United

paris-saint-germain-edinson-cavani

Weeraryahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani ayaa la sheegay inuu xiiseynayo marka uu dhamaado xili ciyaareedkan inuu ku biiro Manchester United oo siweyn u dooneysa. Ciyaaryahanka reer Uruguay ayaa kaga soo biiray PSG camaaliqada Italy ee Napoli xagaagii hore laakiin waxaa uu ku wareeray nolasha Paris. Zlatan Ibrahimovic ayaana ah xiddiga hogaaminaya weerarada PSG oo dhan […]

John Obi Mikel oo loo diiday inuu ku biiro Inter Milan

john-obi-mikel

Wakiilka qadka dhexe ee kooxda Chelsea John Obi Mikel ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in xiddiga Nigeria uu ku sii jeedo kooxda Inter Milan ee Italy ka dhisan. 27 Jir Mikel ayaa leysla dhexmarayaa inuu ka tagayo Chelsea maadaama uu ka waayay boos joogta ah tababaraha Portugal. Laakiin Olatunji John Shittu ayaa beeniyay wararkaas […]

Xiddigaha Borussia Dortmund oo ugu baaqayo Kagawa inuu soo laabto

shinji-kagawa-manchester-united

Daafaca dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Mats Hummels ayaa daboolka ka qaaday iney gacno furan ku soo dhaweynayaan xiddigoodii hore ee qadka dhexe kaas oo ka tirsan kooxda Manchester United. Xiddiga Japan ayaa ku soo bilowday 12 jeer xili ciyaareedkan Premier league,waxaana uu goostay markan inuu isago tago. “waxaan ku soo dhaweyneynaa gacmo furan,saf ciyaareedka […]

Liverpool oo fariin soo gaarsiisay macalinka Chelsea ee Jose Mourinho

brendan-rodgers-liverpool-jose-mourinho-chelsea

  Jose Mourinho ayaa u sheegay wariyaasha ka hor kulanka caawa ee Atletico Madrid iyo Blues in fariin qoraal hambalya ah ay ka soo gaartay tababaraha Liverpool Brendan Rodgers.   Hogaamiyaasha Premier league ayaa looga badiyay toddobaadkan 2-0 taas ayaana keentay in macalinka Liverpool oo afka kala furto islamarkaana uu weeraro qaab ciyaareedka daafaca ee […]

¨