Geesigu waa daalay:Cristian Chivu oo is dhiibay
Daafaca kooxda Inter Milan Cristian Chivu ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubada cagta kadib markii la kansalay heshiiskii uu kula jiray Inter Milan. Xiddigii hore ee Romania ayaa waxaa mustaqbalkiisa soo afjaray dhaawac cagta ka soo gaaray,mana u ciyaarin Inter xili ciyaareedka 2013-14. Inter ayaa daboolka ka qaaday maanta oo Isniin ah in Chivu […]
Mar 31 2014 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Diego Costa oo ay macquultahay inuu seego kulanka Barcelona
Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya Spain ayaa sheegaya in Diego Costa uu soo gaaray dhaawac macquulna tahay inuu seego kulanka Atletico Madrid iyo Barcelona lugta koowaad ee Wareega Siddeeda Champions league. Diego Costa ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay ninka maanta geeyay Atletico darajo ay ku noqoto hogaanka La Liga. Laakiin warfarxad u […]
Mar 31 2014 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Jerome Boateng oo Liverpool iyo Man Uniited midkood kala dooran doona
Kooxda Liverpool ayaa la sheegay iney u dhaqaaqeyso saxiixa daafaca kooxda Bayern Munich ee Jerome Boateng. Kaliya kuma ahan Liverpool l rabitaanka ciyaaryahankii hore ee Manchester City Jerome Boateng oo waxaa iyana rabta Man United. Wararka laga helayo Germany ayaa xaqiijinaya inuu jiro xiiso badan oo wiilka madow ee Germany looga hayo England. Liverpool […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Barcelona oo xaqiijisay mudada rasmiga uu garoomada ka maqnaanayo Victor Valdes
Goolhayaha Barcelona Victor Valdes ayaa maray qaliin lagu guuleystay oo jilibka ah waxaana la filauaa inuu garoomada ka maqnaado ilaa toddobo bilood. Warkan waxaa xaqiijisay qaliinka kadib kooxda Spain ee Barcelona. Dhaawacan ayuu soo gaaray goolhayaha Barcelona kulankiii Barcelona 3-0 ay ugu badisay Celta Vigo 26-ka bisha March. 32 jirkan ayaa ayaa 535 kulan […]
Mar 31 2014 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Patrice Evra oo ku adkeystay inuu ka tago Man United
Warka waa cadyahay,Wakiilka daafaca Man United Patrice Evra ayaa sheegay in xiddiga France uu doonaya ku biirida horyaalka Serie A marka uu dhamaado xagaagan. 32 jirkan ayaa lagu wadaa inuu kooxda England ugu tago beeca xorta ah. Iyadoo ay jirto in Evra uu wadahadal heshiis cusbooneysiin uu kula jiro United ayuu hadana wakiilkiisa Federico Pastorello […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Samir Nasri oo wadahadalo la furanayo Manchester City
Samir Nasri ayaa daboolka ka qaaday inuu wadahadalo heshiis cusub uu la furanayo Manchester City. 26 Jirkan qadka dhexe ayaa waxaa heshiiskiisa Etihad Stadium ugu harsan kaliya halsano. Nasri ayaa sheegay inuusan wali jirin wax heshiis ah oo laga gaaray mustaqbalkiisa haatan. Yarka France ayaa sheegay inuu rabo la sii joogista kooxda Sheekh Mansour,taageerayaasha […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Iska Ilow xiddigaha ciyaaraya haatan:Wax ka Ogow tobbanka boqor ee taariiqda Premier league ugu fiicnaa
Walee rag waa ka tageen ciyaaraha Premier league ee laga ciyaaro England,inkastoo rag dhif ah ay ku hareen. Ha dhacdo iney baxeen laakiin waxaan la ilaawi Karin taariiqihii dheeraa ay ku lahaayeen halkaas. Majalaga G. Sports ayaa soo saartay liiska Tobbanka xiddiga ee ugu fiicnaa taariiqda horyaalka Premier league iyadoo loo eegayo howlihii ay […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Shanta malagu liibaanayaasha Premier league oo kooxahooda ka tagaya,Eto’o oo hogaaminaya
Marka uu dhamaado xili ciyaareedkan xiddigo aan kooxohooda wax badan la joogin ayaa ka tagi doona kuwaas oo xagaagan inta uu suuqa kala iibsiga furnaa lala soo wareegay. Kuwani waa lix xiddig oo nasiib darooday maadaama kooxoodii aysan la joogin wax badan oo ay ku soo biireen xagaagan boosna ka helin hadana Majalada Spors ayaa […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Bad baado:Shan weeraryahan oo Chelsea ka xalin kara dhibaatada weerarka ka heysata
Chelsea inkasta oo xagaagan ay ka dhexmuuqato tartamada Yurub hadana waxaa ay qabtaa kooxdaan dhaliilo dhanka weeraryahanada ah. Seddexda weerar ee ay haatan heysato Blues ma ahan kuwa uu ku qanacsanyahay tababaraha Portugal kaas oo sheegay inuu weeraryahan la imaanayo xagaaga dambe. Sida iska cad dhibta weerarka Chelsea ka heysata waxaa la leeyahay […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Doorasho raganimo:Ilkay Gundogan oo kala doortay Man United iyo Barcelona
Doorasho Xur ah,Xiddiga qadka dhexe ee Germnay Ilkay Gundogan kana tirsan kooxda Borussia Dortmund ayaa kala doortay kooxaha Man United iyo Barcelona oo wada doonayay. Mundo Deportivo sida ay qortay Barcelona ayey tahay kooxda ugu horeysa uu doonaya kubad sameeyahan Ilkay Gundogan inuu ku biiro. Wararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan inuusan ka […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Rajada Cesc Fabregas uu ugu biirayo Man United oo wali nool
Man United ayaa dib ugu laabaneysa Barcelona iyadoo ka dalbaneysa iney ka iibiyaan kabtankii hore ee Arsenal Cesc Fabregas. Sida ay soo warineyso majalada VozPopuli ee ka soo baxda dalka Spain Man United ayaa diyaar u ah in £200milyan ee xagaagan ay ku qarash gareyneyso suuqa kala iibsiga €50milyan oo kamid ah ay ku […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Raheem Sterling “Diid ama yeel Liverpool waa ay u qalantaa hogaanka
Raheem Sterling ayaa kamid ah xiddigo badan oo Reds iyo taageerayaal u dabaaldagaya iney hogaanka u qabtaan ciyaaraha Premier league. Da’yarka England ayaa rumeysan in kooxdiisa ay u qalanto hogaankan ay kala wareegeen Chelsea oo laga badiyay isbuucaan. Liverpool ayaa ku dubatay garoonkeeda Anfield kooxda Tottenham Hotspur oo la filayay in Reds ay is […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Jose Mourinho oo ku goodiyay inuu weeraryahan cusub soo wato
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in sanada dambe kooxdiisa uu keeni doono wijiyo cusub oo weeraryahano ah. Guuldaradii Crystal Palace Chelsea ka soo gaartay sabtidii ayaa qeyb ka aheyd weerar la’aanta Blues heysata. Sida ay ka soo warineyso Mirror 51 jirkan ayaa sheegay iney tahay wax iska cad ajandahooda suuqa kala iibsiga […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Borussia Dortmund oo amaah ku qaadaneysa Shinji Kagawa
Waayaha Shinji Kagawa ee Man United ayaa ku dhow inuu soo gaba gaboobo marka uu dhamaado xili ciyaareedkan waxaana wiilka Japan amaah uu ugu dhaqaaqi karayaa kooxdiisii hore ee Borussia Dortmund oo lumineysa qaarkamid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan. Borussia Dortmund ayaa dooneysa iney dib ugala soo saxiixata Manchester United ciyaaryahanka aan boos joogtada ka […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Liverpool oo u dhaqaaqday saxiixa Dejan Lovren.
Liverpool ayaa isu diyaarineysa dalab ay ku doonayaan daafaca kooxda Southampto ee Dejan Lovren. Sida ay qortay Mirror macalinka Liverpool Brendan Rodgers ayaa raba in 24 jirkan uu ku adkeeyo daafaciisa dhexe ee sanada dambe oo markii ugu horeysay mudo kadib iney ka qeybgasho koobka horyaalada qaarada Yurub ee Uefa Champions league waa hadii […]
Mar 31 2014 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Next Page »